
Madaxweyha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa u hambalyeeyey Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed
waxaan hambaliyo leeyahay saraakiisha, saraakiil xigeenada, aliflayda, dablayd iyo xaasaskooda oo maanta udabaal degaya 12-april 65-guurada kaso wareegatay aas-aaskooda
ciidanka xooga dalka waxay kaalin weyn ka qaadanayaan sugida amniga dalka ilaalinta nafta iyo maalka shacabka soomaaliyeed, dowlada koonfur galbeed waxaa ka goan garab istaaga ciidanka iyo ciribtirka khawaarijta caqabada ku ah hormarka iyo nabada dalka.
Leave a Reply