Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2024

abiy

Ethiopia’s MOU with Separatist Region Stokes Calls for Greater Somalia

6th February 2024 admin 0

On January 1, 2024, Ethiopia Prime Minister Abiy Ahmed announced he entered a Memorandum of Understanding (MOU) with the leader of the secessionist region in […]

muqdisho

Daawo:Qarax Ka dhacay Bakaaraha oo Sababay Khasaaro Kala duwan

6th February 2024 admin 0

Suuqa wayn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Qaraxyo kala duwan oo Sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaan goobta qaraxu ka dhacay Gaaray laamaha […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Xulka Galmudug Gudoonsiiyey Koobka Maamul Goboleedyada

5th February 2024 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxa uu Xulka Galmudug guddoonsiiyey koobka Dowlad goboledyada iyo G/ […]

laftagareen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Cusub ee UNSOM

5th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Cusub ee UNSOM Deeganada Koonfur Galbeed Dr Mangnus […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo ku Baaqay Inaan Madaxda Dowlada Ka Qayb Galin Shirka Garoowe

5th February 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka […]

fiqi

Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha BJFS oo Kulan La Qaatay Wasiir Fiqi

4th February 2024 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa kulan kula qaatay xarunta Villa Hargeysa, Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

asluub

Daawo:Ciidmada Asluubta Soomaliyeed oo Tababar uga furmay Dalka qatar

4th February 2024 admin 0

Tababar ku saabsan ilaalinta xabsiyada iyo xaaladaha maxaabiista ayaa dalka Qatar uga furmay Saraakiil ka Tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

jimcaale

Gudoomiye Madaale oo kafaala qaaday nolasha Lix Caruur ah oo ay ka geeriyootay gabadhii dhawaan ninkeedu gubay

3rd February 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Amniga & Siyaasadda, Arrimaha Bulshada, Taliyeyaasha Booliska iyo […]

dagaal

Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab oo Ku Dagaalamay Deegaanka Shabeelow ee Gobolka Mudug

3rd February 2024 admin 0

Kooxda Argagixisada Shabaab ayaa Saaka Weerar kusoo qaaday Ciidamada Dowlada oo kusgnaa Deegaanka Shabeelow ee gobolka Mudug. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ciidamada dowladda […]

shuuriye

Daawo:Xildhibaankii Ka Wakiil ka ahaa Ninkii Dilay Luul ayaa Ka Warbixiyey waxa uu Ka og yahay Dilkaas

3rd February 2024 admin 0

Xildhibaan Saabir Shuuriye oo kamida Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya kana wakiil ahaa ninkii dilka u gaystay allaha unaxariistee Luul Cabdicasiis ayaa ka hadlay sida […]

barlaman

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Gabadhii Lagu Gubay Muqdisho

3rd February 2024 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta shirguddoomiyey Kalfadhiga 4aad kulankiisa 14aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS. Kulanka maanta ee […]

fiqi

Daawo:Fiqi oo ka qaybgalay qado sharaf loo sameeyay Cayaaryahannada Dowlad Goboleedka Galmudug

1st February 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qaybgalay qado sharaf uu Maamulka Dagmada Dayniile u sameeyay Cayaaryahannada Dowlad […]

Astaan

Akhriso:Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Bacaha halka mar la isticmaalo

1st February 2024 admin 0

Wareegtada ka soo baxday Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban laba bogg ayaa lagu sheegay in guud ahaan dalka laga mamnuucay […]

laftagareen

Daawo:Madaxwayne Laftagaren oo Gudoomiyey shirkii Golaha wasiirada Koonfurgalbeed

1st February 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo lagu Ansaxiyey Hindisaha xeerka Wax ka bedelka iyo Sixida Dastuurka […]

Posts pagination

« 1 … 4 5

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes