Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2023

aqalka sare

Guddoomiyaha aqalka sare oo ka tacsiyeeyey geerida wasiir Khadiijo

20th December 2023 admin 0

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Baarlamanka FS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka tacsiyeyay geerida wasiirkii Wasaarada Hawewnka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Xil. Khadiija Maxamed . Sen. […]

khadiijo

Allaha Unaxariistee Wasiir Khadiijo oo Ku Geeriyootay Dalka Jabuuti

20th December 2023 admin 0

Wasiirkii Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku geeriyootay Dalka Jabuuti. Mas’uuliyiin katirsan Dowladdda Federalka oo kusugan Dalka Jabuuti ayaa xaqiijiyay […]

xamse

Ra’iisalwasaare Xamse Ayaa Kulan La Qaatay Madaxwaynaha Jabuuti

20th December 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle […]

xamse

Daawo:Kutlada Toosin oo Madaxda Dowlada ku eedeeyey inay galeen Heshiisyo Qaranka halis ku ah

20th December 2023 admin 0

Kutlada Toosin Qaran oo ay sameysteen Xildhibaano Badan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ku eedeeyey inay Xukuumadda ku fashilantay Shaqadii […]

xasansheekh

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Xasan Ka jeediyey sanad-guuradii 80-aad Booliska Soomaaliyeed

20th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed […]

Ugaas

Daawo:Isimada SSC oo Kulan Soo dhaweyn ah u Sameeyey Ugaaska Darood Ugaas Maxamed Ugaas Axmed

19th December 2023 admin 0

Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa munaasabad soo dhawayn ah u sameeyey ugaaska beesha Sade Daarood Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ahna ugaaska Guud beelwaynta darood oo shalay […]

Qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo Dhuusamareeb Ka daafuray Mashruuca Better Life

19th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusmarreeb ka daafhuray mashruuca Better Life kaasoo ka qayb qaadan doona sare u qaadidda tayada caafimaadka […]

Xamze

Daawo:Xamse oo Jabuuti ku daah-furay Machadka Heritage

19th December 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage. Mudane Xamsa Cabdi Barre […]

Deni

Madaxda Puntland oo Ka Heshiiyey Khilaafka Doorashada

18th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane Cabdirashiid […]

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed ayaa u Mahadceliyey Bulshada SSC

18th December 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed iyo Waftigiisa oo maanta gaaray Magaalada Laascaanood ayaa u mahadceliyey Maamulka iyo Bulshada SSC sida wanaagsan ee ay ugu soo dhaweeyeen […]

Ugaas

Daawo:Garaada Jaamac oo Ka Hadlay Taageeradii Beesha Mareexaan

18th December 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Maanta lagu soo dhaweyey Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Garaad Jaamac oo ka.hadlaayey sida sida […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo u Dabaal Dagay Wax Qabadkii Wasaarada uu Wasiirka ka Yahay

18th December 2023 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Saadad Caliyow, qaybna uu ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka […]

wasiir

Wasiirkii Arimaha Dibada Soomaliya oo Iscasilay

18th December 2023 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa sheegay in uu iska Casilay Xilkii Wasiirka Arrimaha Dibadda. Qoraal […]

aadanbareducaale

Aada Barre Ducaale ayaa Raali galin Siiyey Bulshada Mandera

17th December 2023 admin 0

Wasiirka Gaashaan dhiga Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Raali Galin ka Bixiyey hadal ay ka Caroodeen Culumada iyo Bulshada Magaalada Mandera.

puntland

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Dani ka codsaday inuu Ciidamada ka qaado Xarunta Barlamaanka

17th December 2023 admin 0

Ciidamada sida gaarka ah utababarn ee PMPF oo ay tababarka iyo saanada Milatariga ay siiso dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xalay saqdii Dhaxe la wareegay xarunta […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes