Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

asluub

Daawo:Ciidamo Gedo laga Keenay oo Tababar Muqdisho Loogu Furay

1st June 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad Cadiraxmaan Aadan ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xabsiyada u furay Ciidamo dhawaan laga keenay degmada Doolow ee gobolka Gedo.

xamze

Xamsa oo Shaaciyey in Xukuumadda fulinayso heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka

1st June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka […]

jimcaale

Daawo:Gudoomiyaha Banaadir oo daah Furay Buundo Cusub

1st June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Anna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daahfuray isticaamlka Buundada cusub ee waddada Buula Xuubeey ee Degmada Wadajir.

dhoore

Taliyaha Ciidanka Lugta oo gaaray Deegaan xeebeedka Mareeg

1st June 2023 admin 0

Taliyaha ciidanka Lugta ee xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa kormeer waxaa u ku tagay deegaan xeebeedka Mareeg oo  hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka […]

calidheere

Shabaab oo Ciidamada Uganda Weerar Madaafiic ah kuqaaday

1st June 2023 admin 0

Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Alshabaab ay madaafiic isku waydaarsadeen magaalada Qoryooley xalay […]

Posts pagination

« 1 … 7 8

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes