Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

ilhaan

Akhriso: Xil sare oo ilhaan Cumar looga magacaabay Aqalka Wakiilada

9th June 2023 admin 0

Xisbiga dimoqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa Ilhaan Cumar u Magacaabay xil Sarre. Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda […]

Gedo

Jubbaland Diaspora on Gedo Political Crisis

9th June 2023 admin 0

09/06/2023 There is an established administration in Gedo which largely kept the state stable. The administration stood fast against Al Shabaab. The administration always opposed […]

amisom

Wasaaradda Difaaca oo Shaacisay in la dhimayo ciidanka ATMIS ee ku sugan Soomaaliya

9th June 2023 admin 0

Wasaaradda Difaaca Soomaaliya  ayaa war ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS ee ka howlgala dalkeenna, maadaama ciidamada qalabka sida ay awood  buuxdo u leeyihiin la […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Mashaariicda horumarinta ee Beesha Caalamka Ka Joojiyey Caabudwaaq Balanbal iyo Dhabad

9th June 2023 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa ah Maamul aan wax soo saar lahayn kuna tiirsan deeqaha caalamiga ah iyo kuwa dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxwaynaha Galmudug Axmed […]

Aadanmadoobe

Guddoomiye Aadan Madobe ayaa guddoomiyay kulanka wax ka badalka iyo Dastuurka Dalka

9th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha […]

garaadismaaciil

Daawo:Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Taliska Muuse Biixi 7 Cisho u qabtay inay goojocade iskaga baxaan

8th June 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlaayey Safarkoodii Muqdisho ayaa sheegay Dhulbahante iyo Isaaq inay is dhaleen cidda duullaanka nagusoo qaadayna waa Muuse Biixi ee […]

Axmedmadoobe

Daawo:Xildhibaanada Labada Golle ee kasoo Jeeda Jubbalanad oo eedeyn ujeediyey Axmed Madoobe

8th June 2023 admin 0

Xildhibaanada Labada Golle ee kasoo Jeeda Jubbalanad ayaa kasoo horjeestay maamulka cusub ee Gobolka Gedo axmed Madoobe u Magacaabay, Waxayna eedeynna u jeediyey Madaxwayne Xasan […]

nasri

Culimada Minnasota anagu hor istaag kumaanan samayn Nasri

8th June 2023 admin 0

Culumada Minnesota ee dalka maraykanka ayaa jawaab ka bixisay sheegashadii xisbiga dimoqoraadiga ee musharaxnimada Nasri Warsame kaas oo loo diiday inuu u tartamo xisbigaas.

axmedbuule

Dhageyso:Gudoomiyihii Gedo oo Ku gacan Saray Magacaabista Axmed madoobe

7th June 2023 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buule Gareed ayaa ku gacanseysaray magacaabista cusub ee uu Sameeyey Madaxwayne Axmed madoobe oo ka arimiya Gudaha Magaalada Kismaayo.

axmedmadoonexasansheekh

Xaalka Gedo Yaan Laga Dhigin Geel Caloosha Laga Raray!!!

7th June 2023 admin 1

Maanta waa 7/6/2023 akhbaaraadka maanta waxaa I soo jiitey wasaarada arimaha gudaha ee DFS oo baahineysa bayaan magacaabis gudi ee loo magacaabay Gobolka Gedo lagana […]

Un

Akhriso:Golaha Amaanka ayaa Somaliland ugu baaqay inay Ciidamadeeda kala baxdo Goojacade

7th June 2023 admin 0

Qaramada Midoobay oo ka shiray xaalada Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey dagaalada ka socda Magaalada Laascaanood kuwaas gaystay dhimasho iyo dhaawac iyo barakac dad ka […]

itoobiya

Doolow:Al-Shabaab oo ka hadashay weerarkii ay ku qaadeen Ciidamada itoobiya

7th June 2023 admin 0

Warqad ay Alshabaab soo saareen ayey ku sheegteen weerarkii maanta lala beegsaday saldhig ay ciidamada itoobiya ku leeyihiin duleedka magaalada Doolow ee goblka Gedo. Weerarka […]

xamse

Sawiro:Ra’iisul wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga cusub ee xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya

7th June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u soo […]

cabdirisaaq

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Dacawad Xilka Qaadisa h Lagu Soo oogay

6th June 2023 admin 0

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somaliland ayaa dacwad ka dhan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbiyey Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka. Cabdirisaaq Khaliif ayaa tan […]

fiqi

Daawo:Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare oo Su’aalo Adag Waydiiyey Wasiir Fiqi

6th June 2023 admin 0

Guddiga arrimaha Gudaha Aqalka Sare ayaa Kulan Su’aalo Weydiin ah la Qaatay Wasiirka arrimaha Gudaha xukuumada federaalka ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes