Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

xamze

Daawo:Xamsa oo daah-furay Qorshe hilibka xoolaha Soomaaliya Loogu dhoofinayo Sacuudiga

13th June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mudane Xamse Cabdi […]

jimcaale

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim u ah Isu socodka bulshada

13th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada Maxamuud Xarbi ee Degmada Warta Nabadda, taasi oo isku xirta […]

xasansheekh

Jabuuti iyo Kenya oo ku heshiiyey dalkugal bilaash ah, halka somaaliya Visa Laga rabo

12th June 2023 admin 0

Kenya iyo Jabuuti ayaa ku heshiiyey inay meesha ka saaraan shuruudihii dal ku galka ee muwaadiniintooda si kor loogu qaado ganacsiga iyo iskaashiga labada dal. […]

waare

Ergeyga Madaxwayne Xasan u qaabilsan Xasilinta ayaa ka hadlay Xaalada koonfurgalbeed

12th June 2023 admin 0

Ergeyga Gaarka ee Xasilinta iyo Ilaalinta Arimaha Rayidka Mudane Maxamed Abdi (Waare) ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Xasilinta iyo Xureynta Deeganada Koonfur Galbeed ay kaga […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed oo Gedo Kaga Dhawaaqay Jihaad ka dhana Axmed Madoobe

12th June 2023 admin 0

Kulan balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka kala dhacay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo, kuwaas oo uu kla […]

safiir

Dowlada oo ka hadashay eedaymo loo jeediyey safiirka Uk

12th June 2023 admin 0

Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed ee […]

cabdirisaaq

Daawo:Cabdirisaaq Khaliif oo iska Casilay Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

11th June 2023 admin 0

Gudoomihii Golaha wakiilada Somaliland Cabdiriisaaq Khaliif ayaa iska casiley xilalkii uu ka hayey Somaliland waxuuna Soomaliland ugu baaqay inay Ciidamadeeda kala baxaan Goojacade.

xasanshekkh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Lagu soo dhaweeyey Jabuuti iyo Ujeedka

11th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaalada Jabuuti […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Mashaariic ka dhagax Dhigay Buurxakabo

11th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiirka Howlaha Guud iyo Xildhibaano ka tirsa Baarlamaanka Koonfur Galbeed […]

boliis

Daawo:37 sano jir Mindi ku dilay Hooyadiis oo Boliisku qabteen

11th June 2023 admin 0

Booliska Gobolka Jubbada hoose ayaa gacanta kusoo dhigay Nin Hooyadiis dil ugu gaystay gudaha magaalada Kismaayo.

Ra’iisul wasaaraha XFS oo dhagax dhigay xarunta gurmadka gargaarka deg degga ah

11th June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Gurmadka Deg-degga ah ee Isbitaalka Madiina, oo loogu talagalay in lagula tacaalo […]

Deni

Xaalada Laascaanood oo looga hadlay kulankii Deni iyo Ergayga Qaramada Midoobay

10th June 2023 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyey geerida guddoomiyihii hore ee Bankiga dhexe

10th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska qaraabada, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u […]

cali jeyte

Daawo:Gudoomiyaha Hiiraan Xasan Sheekh Xafiiskiisa Isbaaro ayaa taala

10th June 2023 admin 0

Guddoomiye Cali Jeyte oo safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dad gaar ah u dhiibtay tallada dalka.

Boliis

Booliska oo shaaciyayqasaaro xoog leh oo ka dhashay weerarkii Hoteel Pearl ee Liido

10th June 2023 admin 0

War-Saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha weerarkii khawaarijtu xalay ku galeen Hoteel Pearl oo ku yaalla degmada Cabdicasis ee […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes