Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

cali jeyte

Gudoomiyihii hiiraan oo ka horyimid Xilka qaadis lagu sameeyey Hirshabelle Kama shaqeeyn doonto Hiiraan

18th June 2023 admin 0

Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo xalay Madaxwaynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe xilka qaadis ku sameeyey ayaa ka horyimid xilka qaadistii lagu sameeyey […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi Shaaciyey inuu dagaal ku qaadayo Puntland

18th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tababar usoo xiray dufcado kamid ah ciidamo muddo lagu carbinayey kulliyaddo kala duwan maantase loogu soo xiray Kulliyadda Cabdilaahi […]

baraawe

Akhriso:Guddi gaar ah oo loo magacaabay dagaalkii ka dhacday Baraawe

18th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka […]

sayid

Jubbaland oo eedeyn U jeedisay Dowlada Soomaaliya

17th June 2023 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Adan oo ka hadlaayey khilaafka ka dhexjira Maamulka Jubbaland iyo Gedo ayaa eedeyn u jeediyey hadalo kasoo […]

doodisho

Daawo:Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Shaaciyey inuusan Axmed Madoobe ka arin Gedo

17th June 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxamed Sheekh Cali Doodisho oo ka hadlaayey khilaafka u dhaxeeya Maamulka Gedo iyo Axmed Madoode ayaa sheegay Gedo inay ka madax banaan tahay […]

deni

Deni Xil ka qaadis kusameeyey Wasiirkiisii Amniga Galan iyo kuxigeenkiisii

17th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis. Madaxweynaha Dowladda Puntland […]

Xamze

Xamse oo Tobabar U Furay Macalimiin gaaraaya 3000

17th June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya ay […]

caliyare

Cali Yare oo La shaaciyey Inuu Iskaga Baxay Xisbiga Nabad iyo Nolol

17th June 2023 admin 0

War Qoraala oo uu daabacay Afhayeenka Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay Cali Yare inuu Go’aansaday inuu ka baxo xisbiga Nabad […]

garaadismaaciil

Deni oo Casho Sharaf u Sameeyey isimada SSC iyo Cabdirisaaq Khaalif

15th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan Casho sharaf ah oo isugu […]

deni

Daawo:Deni oo Xasan Sheekh uga Digay Faragalinta uu ku hayo Gedo

15th June 2023 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka digay xaaladda Gobalka Gedo in xoog laysku dayo in lagu dhibaateeyo shacabka, loona gacan-galiyo Jubbaland, iyadoo aysan dhicin […]

dagaal

Dhageyso:Wararkii ugu dambeeyey Dagaalkii Ceelbarde

15th June 2023 admin 0

Dagaal sababay Qasaaro dhimasho iyo dhaawac Una dhaxeeya Ciidamada daraawiishta Maamulka KGS iyo Kuwa Xoogga dalka ayaa dhacay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Wararka hordhaca […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Gudoomiyey Shir looga hadlayey Arimaha Abaaraha

14th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Arimaha Abaaraha iyo sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka Saamaysay Abaaraha […]

Aadanmadoobe

Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta looga hadlay dagaalkii Baraawe

14th June 2023 admin 0

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo […]

fiqi

Xildhibaanada Labada Aqal oo Ka hadlay Weerarkii Baraawe

13th June 2023 admin 0

Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ku baaqay in baaritaan madax-banaan lagu sameeyo dagaalka degmada Baraawe.

laftagareen

Daawo:Koonfurgalbeed oo Cambaareysay Weerarkii lagu Qaaday Baraawe

13th June 2023 admin 0

Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Cambaareysay Weerarkii shalay lagu qaaday Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed ee Magaalada Baraawe.

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes