Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

garaadjaamac

Daawo:Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali oo si Diiran loogu Soo dhaweeyey Laascaanood

23rd January 2023 admin 0

Garaadka Guud ee gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa si aan horey loo arag loogu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood.

deni

Madaxwaynaha Puntland oo Kulan La qaatay Isimada iyo Bulshada Gobolka Bari

23rd January 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan Qado sharaf ah la qaatay Isimada, Cuqaasha, Nabadoonada, Waxgaradka , Aqoonyahanka , Ganacsatada iyo qeybaha kala […]

garaadcabdirisaaq

Daawo:Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo Diginiin u Diray Maamulka Soomaaliland

23rd January 2023 admin 1

Garaad Abdirisaq Garaad Soofe oo kamida Garaadyada Sool, Sanaag iyo Cayn oo lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood ayaa yiri “Dhallinyaradu rabitaankooda qofka ka leexda laamigey […]

boliis

Boliiska oo sheegay in lasoo afjaray weerarkii lagu qaaday xarunta Gobolka Banaadir

22nd January 2023 admin 0

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Doodishe ayaa faah-faahin ka bixiyay ayaa weerarkii argagixisada Shabab kusoo qaadeen Xarunta Gobolka Banaadir. Afhayeenka oo shir jaraa’id ku […]

xasansheekh

Daaw:Madaxweyne Xasan oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad

22nd January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo ayaa kula hadlay halkaas […]

jimcaale

Wararkii Ugu Dambeeyey Qaraxyo Lagu Weeraray Xaruntii Gudoomiyaha Banaadir

22nd January 2023 admin 0

Weerar Qarax ku billawday ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Gobolka Banaadir, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan weerarka lagu […]

dab

Wararkii ugu Dabeeyey Dab ka kacay Bakaaraha oo Qasaaro Gaystay

22nd January 2023 admin 0

Maamul gobolka Banaadir iyo shacabka ayaa sameeyay gurmad deg deg ah oo lagu daminayo dabka ka kacay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid […]

cagjar

Mustafa Cagjar oo Loogu Baaqay inuu Wax Ka Qabto Xasuuqa iyo Barakicinta kasocota Tuliguuled

21st January 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Mustafa Cagjar ayaa loogu baaqay inuu wax ka qabto dagaallada Oromada ay kusoo qaadeen Degmada Tulli-Guuleed ee ka tirsan Deegaanka Soomalida.

barlaman

Barlamaanka oo Si Adag Uga hadlay Gudi Madaxbanaan oo heshiisyo lagalaya Shirkado Ajnabi ah

21st January 2023 admin 0

Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta waxay aqrinta Kowaad Marsiiyeen Sharciga Dhiiragalinta Maalgashiga iyo Sharciga Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, waxaana Shriciyadaan dhaliyeen dood adag. Wasiirka Wasaaradda […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Kulan Gaara La Qaatay Golaha Wasiirada Koofurgalbeed Soomaaliya

21st January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday dib […]

dagaal

Daawo:Askar Labo qof oo Shacaba Muqdisho Ku Dilay

21st January 2023 admin 0

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Muqdisho ku dilay laba Qof oo Shacab ah kuwaasi oo kamid ahaa Banaan baxayaal kasoo horjeeday Dilka Darwal Moota Bajaaj.

Ismaciil

Dhageyso:Mucaaradka Ismaaciil Cumar Geele ayaa sii dayey Askar ay afduubteen

20th January 2023 admin 0

Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo katirsan ciidanka Djibouti, kuwaasoo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD. Afduubkan, ayaa […]

Daawo:Kulankii Baydhabo ku Dhexmaray Xasan Sheekh iyo Culumada Koofurgalbeed

20th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed ayaa ka dalbaday in ay […]

danab

Shabaab oo Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Ku Dilay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Danab

20th January 2023 admin 0

Argagixisada Shabaab ayaa saaka waxaa ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud oo maalmo kahor ay la wareegeen ciidamada xoogga […]

guudlaawe

Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo kasoo horjeesatay Xilka qaadis uu Sameeyey Guudlaawe

19th January 2023 admin 0

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay Xilka qaadis uu Madaxweynaha Hirshabelle ku sameeyay Gudoomiye ku Xigeenka Rugta Ganacsiga ee Hirshabelle Xaliimo Cabdulaahi Fiidow.

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes