Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2022

laftagareen

Madaxweyne LaftaGareen oo ka Hadlay Dilka Guddoomiyihii Degmada Qoryooley

11th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay […]

Sawiro:Sacdiyo Firinbi ayaa Booqasho ku Tagay Kagaalada BuuloBurte

11th October 2022 admin 0

Wafti wasiirro iyo xildhibaano isugu jira oo ay hoggaamineeyso ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya , Sacdiyo Yaasiin Samatar […]

cali jeyte

Guddoomiyaha Hiiraan iyo xildhibaano ayaa gaaray deegaanka Jicibow oo shalay jab loogu gaystay Al shabaab

10th October 2022 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte , saraakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka BJFS, oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed […]

guudlaawe

Guudlaawe oo Cadale ka Shaaciyey Hawgal ka dhana Shabaab

10th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmo Xeebeedka Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diiran ugu […]

xamse

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer shaqa ku tagay maanta xarunta Aqalka Dowlada Hoose

10th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Abdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar si uu ugu kuurgalo howlaha […]

acdaala

Saxaafadda Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta

10th October 2022 admin 0

Bahda saxaafadda Soomaaliyeed iyo ururrada saxafiyiinta ayaa walaac ka muujiyey amarada cusub ee ay soo saartay dowladda federaalka Soomaaliya ee ku saleysan xayiraadda iyo joojinta […]

Ciidanmudulood

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Qaar kamida Beesha Mudulood hubkii Ciidanka U qaybshay

10th October 2022 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Bilaabay inuu kala qaybiyo Ciidamadii xooga Dalka kadib markii uu Gadiidkii dagaalka xooga dalka ku wareejiyey qaar kamida Beelaha Mudulood.

Xasan Sheekh oo Kala Diray Golaha Adeegga Garsoorka Iyo Guddiga La-Dagaallanka Musuqa

9th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  markuu arkay Qoraalka Sumadiisu tahay XG/504/B-12/021 ee ka soo baxay Aqalka Sare laguna sheegay in Xubnaha Golaha […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo u Hambalyeeyay gudoomiyaha degmada Balanbal iyo ku xigeenkiisa

9th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa u Hambalyeeyay gudoomiyaha degmada Balanbal iyo ku xigeenkiisa, Cabdicasiis Xaashi Cali iyo Jaamac Muxumad Diini oo labaduba […]

Aadanmadoobe

Gudoomiyihii Golaha Shacanka oo u dhoofay Dalka Holland

9th October 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga ambabaxay magalada Muqdisho asagoo ku sii […]

Daawo:Balanbal oo Noqotay Degmadii Sadexaad oo ka tirsan Galmudug oo yeelata Gole Deegaan

9th October 2022 admin 0

Waxaa Degmada Balanabal ku soo Gaba Gaboobay Hanaanka Dhismaha Golaha Deegaanka oo Si hab Sami leh u socday Baryihii Lasoo Dhaafay, Golaha Deegaanka Degmada Balanabal […]

xasanshekkh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqasho Uga Bilaabatay Dalka Uganda

8th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey […]

dagaal

Dagaalkii Shabaab oo Hakad Galay kadib Markii Beelaha Abgaal, Murursade iyo Saleebaan kacagajiideen

8th October 2022 admin 0

Dagaalka ka dhanka ah Argagixisida Al-shabaab ayaa hakad ku yimid kadib markii beelaha Qaarkood ay sheegeen inaan dagaalkaan Shabaab looga xoraynayo Soomaaliya uusan ahayn mid […]

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo Kulan Watashi Ah La Qaatay Culumada Soomaaliyeed 

8th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dalka Oo Kulan Watashi Ah La Qaatay Culumada Soomaaliyeed “SAWIRRO “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah […]

Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Soomaliya oo ka hadlay hadalada Xasan Daahir Aweys

8th October 2022 admin 0

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Alcadaala ayaa ka hadlay Isticmaalka Baraha bulshada ee Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes