Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2022

buuloberde

Dhageyso:Qaraxyo Ka dhacay Buuloburde iyo Jalalaqsi oo Sababay Dhimasho iyo dhaawac

19th October 2022 admin 0

Qarax Is-miidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaan Buundada magaalada, waxaana qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca Soomaalida […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo lagu Soo dhaweeyey Dhagaxbuur

19th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhagaxbuur ee dowlad deegaanka […]

caliciid

Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug ayaa soo dhaweeyey dagaalka ka dhanka ah Shabaab

19th October 2022 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid, ayaa bogaadiyay in guud ahaan Dadka Galmudug umidooban u diyaar garoowga howlgallada ka dhanka ah argagixisada

dhoore

Taliyihii Ciidanka dhulka oo la dardarmay Ciidamada Murursade ee ku wajahan Ceelbuur

19th October 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa dadalo dardaaran ah u jeediyey Ciidamada beesha Murursade ee kusugan Baladwayne kuwaa oo loo Diyaariyey […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Bulshada Galmudug Ugu Baaqay inay ka qayb qaataan Dagaalka Alshabaab

18th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa jeediyay khudbad uu kaga hadlay dardar galinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada iyo dhiirogalinta shacabka u […]

rooble

Rooble ayaa soo dhaweeyey Dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee ka bilaanban doona Galmudug

18th October 2022 admin 0

Raysal-Wsarihii hore ee XFS, mudane Maxamed Xussen Rooble ayaa uga u mahadceliyay madaxda Dowladda Galmudug iyo guud ahaan shacabka Galmudug, sida ay iskaga kaashanayaan iska […]

cabdikariimxuseen

Cabdikariim Guuleed oo Sheegay inay dagaalka ku Fiican yihiin taqasusna u Leeyihiin

18th October 2022 admin 0

Madaxweynihii hore ee Dowladda Galmudug mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa ka hadlay muhiimada ey leedahay in shacabka iyo madaxda Galmudug si wada jir ah ugu […]

deni

Deni oo Wafti kasocda Beesha Caalamka Garoowe kula Kulmay

18th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Dowladda Puntland isugu yimaadeen. Shirkaa oo ay kasoo qeybgaleen wafdi […]

qarax

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

18th October 2022 admin 0

Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacey Xaafadda ceel qalaw Degmada wadajir ga

xamse

Daawo:Qaabkii Ra’iisalwasaare Xamse Jigjiga Loogu Soo Dhaweeyey

17th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida. […]

laftagareen

Wasiirkii Gaashaandhiga ayaa Raali Galin ka Bixiyey Aflagaado uu u gaystay Madaxwayne Laftagareen

17th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo […]

arday

Sawiro:Ciyaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada ayaa Muqdisho Lagu soo Dhaweeyey

17th October 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka […]

batuun

Xildhibaan Barkhad Oo Ka hadley Xaalada Xanuunka ee ka jirta Magaalada Hargeysa

17th October 2022 admin 0

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayaa Ka hadley Xaalada Xanuunka Xumada ee Ka jira Gudaha Magalada Hargeysa Sidoo Kalena Dhaliiley Wasaarada Caafimaadka somaliland.

Xamse

Ra’iisalwasaare Xamse oo casho sharaf u sameeyay cayaartoyda Xulka Qaranka ee 17

17th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Abdi Barre ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxwayne Qoorqoor oo Qaabilay Wafdi Uu hoggaaminaayo Ra’iisalwasaarihii hore Rooble

16th October 2022 admin 0

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya, Maxamed […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes