Ciidamada Xooga Dalka oo hawgal Lagu Baacsanayo Shabaab ka sameeyey Gedo

ciidan

Ciidanka Xoogg dalka Soomaaliya ayaa Howlgalo lagu baacsanayo argagixisada Alshabaab ka sameeyey Tuulooyin hoos yimaada Degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.