Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

rooble

Rooble Maka Taansuli karaa heshiiska uu la galay Kenya iyo Damjadiid

23rd September 2021 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo raysal wasaare Maxamed xuseen Rooble weli waxaa laga dhex wadaa waanwaan la doonayo in xal looga gaaro khilaafka adag […]

tiyaatarka

Daawo:Tiyaatarka Qaranka oo 30 sano kadib Filim lagu Soo bandhigay

23rd September 2021 admin 0

Wasiirka warfaafinta XFS Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in 30 sano kadib aan daah furnay filimkii ugu horeeyay ee lagu soo […]

guddomiyeciro

Maxay kawada Hadleen Gudoomiyaha Doorashada iyo Golaha Wadatashiga Qaran

23rd September 2021 admin 0

Shir u dhaxeeyay gudoomiyaha Doorashada dalka iyo Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa xalay ku […]

kenya

Daawo:Soomaali Sidii Xoolihii Gaari inta laga buuxshay Nairobi lagu xiray

22nd September 2021 admin 0

Ciidamada kenya ayaa goobaha ganacsiga Soomaalida ku leedahay Xaafada Islii ayey dad badan oo ganacsato ah kasoo qabqabteen kadibna sidii Xoolihii gaari ka buuxiyeen ayey […]

GUDOOMIYEmaxkamad

Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir oo Xariga ka jaray

22nd September 2021 admin 0

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan Baari, oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdi khadar Maxamed Xasan ayaa Xariga ka jaray […]

amisom

Daawo:Bananbax looga soo horjeedo amisom oo Golwayn ka dhacay

22nd September 2021 admin 0

Deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose wali waxaa ka dhacaya Banaanbaxyo Looga Soo horjeedo Amisom kadib markii dad shacaba ay xasuub u gaysteen.

Doorasho

Jadwafka Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo la shaaciyey

22nd September 2021 admin 0

Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee gobolada waqooyi ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas oo la guda gelayo […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo QM usheegay inay dhacaysa doorasho loo dhan yahay

22nd September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga hadlay Geeddi socodka […]

maxamed

Daawo:War bixin Wariye Maxamed Cabdi Biiriye ka diyaariyey Degmada Garbahaaray

22nd September 2021 admin 0

Wariye Maxamed Cabdi Biiriye oo socdaal ku tagay gobolka Gedo gaar ahaan magaalo madaxda Gobolka ee Garbaaharay ayaa waxuu wareysi dhinacyo badan taabanaya la qaatay […]

caliyare

Daawo:Cali yare oo sheegay ionusan aqoonsanayn Wasiir beenaadka amniga ee roble magacowday

21st September 2021 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare ayaa sheegay laamaha Amniga Gobalka Banaadir inaysan aqoonsana Lamana shaqeeyne Doonan Wasiirka Amniga aan […]

caliciid

Daawo:Xildhibaan Kilic oo Cali Ciid ku eedeyey Burburta Deeganada Mareexaanka

21st September 2021 admin 0

 Xildhibaan Mahad Kilic oo Kamid ah Xildhibaannada maamulka Galmudug ee laga soo doorto Caabudwaaq iyo deeganada hoostaga ayaa waxuu ku eedeeyey Madaxwayne kuxigeenka Galmudug cali daahir […]

farmaajo

Sawiro:Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirrada Nigeria iyo Indonesia

21st September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa iyo Indonesia Dr. […]

aqalka sare

Akhriso:Cabdixaashi oo Noqday Musharaxa aan Cidna la tartamayn

21st September 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta waxay si wadajir ah u soo saareen […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Bogaadiyey hay’ada Istatistikada qaranka

21st September 2021 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM. Waa guul taariikhi […]

Fahadyaasiin

Dhageyso:Fahad Yasiin oo Diyaarad qaasa Muqdisho ku yimid

21st September 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray taliyihii hore ee nabasugidda Soomaaliya ahna la taliyaha xaga amniga Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Fahad Yaasiin kadib markii dhawaan […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes