Madaxwaynaha Hirshabeele oo dalka Dib ugu Soo Noqday

guudlaawe

Madaxweynaha DG Hirshabeelle Ali Guudlaawe Huseen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde ku soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, Wasiiro heer Federaal, Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, Xubnaha Golayaasha DG Hirshabeelle Gudoomiyihii hore gobolka Banaadir, dhalinyaro, Haween, qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.