Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

diyaarad

Daawo:Halka uu Marayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq

27th April 2021 admin 0

Maamulka garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay ka warbixiyeen halka uu marayo dhismaha Garoonka oo Mudo badan Shaqo ka socotay.

Mahadsalaad

Dablay uu soo abaabulay Mahad Salaad ayaa 3 Caruura iyo walidkood ku dilay Garasle

26th April 2021 admin 1

Dabley hubaysan oo ka soo jeeda Guriceel uuna soo abaabulay Mahad Salaad ayaa caawa Lix qof oo ay ku jiraan saddex carruur ah kudishey qabalaha […]

ugaas

Daawo:Furitaanka Masjidka Towfiiq ee Degmada Caabudwaaq

26th April 2021 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday Munaasabad xariga looga jaraayey masjidka Towfiiq kaas oo ay kasoo qayb galeen Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ugaas […]

rooble

Daawo:Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada rayidka

26th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa ku baaqay shir deg deg ah oo xal […]

sanka

Sawiro:Taliyaha Qaybta 21aad oo Tobabar u furay Ciidamo ku xareysan dugsiga Harqaboobe

26th April 2021 admin 0

Waa cutubkii ugu horeeyay ee muddo 30-sano kadib ah lagu carbiyay Dugsiga Tababarka Ciidamada Har-qaboobe ee Guriceel oo ay dib u howlgalisey Dowladda Federaalka Soomaaliya, […]

lafatagareen

Sawiro:Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

26th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa odayaasha Dhaqanka ee […]

Jamaal

Daawo:Heshiis ay Kala saxiideen Midowga Yurub iyo Soomaliya

26th April 2021 admin 0

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku kala saxiixday Mashruuca TVET oo ka kooban Waxbarasho iyo shaqo abuur. Saxiixa Mashruuca TVET oo […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo xasilloonida iyo nabadgelyada 

26th April 2021 admin 1

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay dhibaatadii dhacday ee lagu khalkhal gelinayay Ammaanka iyo Nabadda caasimadda, […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Amniga oo sheegay inay ka hortageen dagaal lasoo Xawilay

25th April 2021 admin 0

Wasiirka amniga XFS Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in ciidanku weerar […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo ka qayb galay dhaarinta Guddiga La dagaallanka Musuqmaasuqa

25th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa tilmaamay in dowladda […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay madaxa hay’adda Iskaashiga u qaabilsan Turkiga ee Soomaaliya

25th April 2021 admin 0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxa hay’adda Iskaashiga u qaabilsan Turkiga ee Soomaaliya […]

wasiir

Sawiro:Itoobiya oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya

25th April 2021 admin 1

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ah, xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, kaga guddoomay nuqul ka […]

qardho

Sawiro:Daadad kusoo rogmaday Qardho oo hakiyey isu socodka bulshada

25th April 2021 admin 0

Qeybo ka mid ah isku socodka xaafadaha Magaalada Qardho ayaa hakad galay kadib markii ay soo rogmadeen daadad ka yimid togoga dhaxmara magaalada Qardha oo […]

Ismaaciil

Dowlada Soomaliya oo si kulul ugu jawaabtay Ismaacil geele iyo Uhuru

24th April 2021 admin 0

Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa soo jeedinta ku saabsan Ergey gaar ah oo ka socda Midowga Afrika, kaas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya […]

lafatagareen

Madaxwayne Laftagareen oo ka tacsiyeeyey geeridii wasiir Rooble

24th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes