Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

china

Shiinaha oo Soomaaliya Keenaya Talaalka Coranaha

11th April 2021 admin 0

Dowladda ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200 000 oo talaalka Caabuqa Coronaha ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay […]

calan

Shacbiga Somaaliyeed Maka Aamusi Karaan Xalada Cakarin ee Dalka W/Q Jimcaale

11th April 2021 admin 0

Dadka Soomaaliyeed ee aan su’aasha u soo jeediyey baan ka mid ah oo iska saarimaayo waayo dhamaanteen waxaan nahay saamileeyda siyaasada in kasta oo qolada […]

galdogob

Daawo:Hotel Cusub oo laga Hirgaliyey Magaalada Galdogob

10th April 2021 admin 0

Magalada Galdogob ee Gobalka Mudug waxaa xariga looga jaray Hotel Casri ah oo lagu Magacaabo Royal Place Hotel kaas oo wax ka badalay bilicda Magaalada […]

abuur

Sawiro:Qaar kamida Beerlayda oo la gudoonsiyey abuur daaweysan

10th April 2021 admin 0

Abuurkan oo ka kooban Galey cad iyo digir gaduud daaweysan tayo dhameystirana leh ayey Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo kaashaneysa shirkadda Siisad ( CSET ) iyo  […]

isbitaal

Video+Sawiro:Wasiirada Koonfur Galbeed oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Baydhabo

10th April 2021 admin 0

Wasiirada Cadaaladda, Warfaafinta, Ganacsiga, Shaqada iyo Isgaarsiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta booqday isbitaalka Baydhabo oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Ismiidaaminta […]

corornavirus

Daawo:Talaalka Coronaha oo maanta laga daahfuray Magaalada Garbahaaray

10th April 2021 admin 0

Talaalka cudurka Coroanaha ayaa maanta si rasmi ah looga daahfurey magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo, Waxaana talaalkii daahfuray maamulka Garbahaaray iyagoo ugu baaqay Bulshada inay […]

masjid

Sawiro:Bulshada Cadaado oo maanta isugu soo baxay salaad Roobdoon ah

10th April 2021 admin 0

Bulshada Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta iskugu soo baxay salaad Alle looga baryayo in uu siiyo roob khayr qaba kuleylkana uu ka qaado. […]

Farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo Hambalyo udiray Madaxwaynaha Jabuuti

10th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti ismaaciil Cumar Geelle oo markale dib […]

boliis

Sawiro:Booliiska Soomaliyeed oo faah faahiyay qaraxii ka dhacay Baydhabo 

10th April 2021 admin 0

War qoraal ah oo ka soo baxay ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo fuliyay naftii halige ka […]

Ismaciil

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad ku guuleystay 98% doorashada Jabuuti

10th April 2021 admin 0

Doorashadii Shalay oo Jimco ah ka dhacday Dalka Jabuuti ayaa waxaa ku guulaystay Ismaaciil Cumar Geele. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad […]

wasiir

Dowlada Soomaaliya oo QM u sheegtay inaan loo dulqaadanayn faragalin lagu sameeyo arimaha doorashada

9th April 2021 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa war qoraal ah ee ay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha doorashooyinka waxay ku sheegtay […]

diyaarad

Daawo:Kulan dhaqaalo loogu aruurinayay Garoonka Diyaaradaha Garbahaareey oo Muqdisho lagu qabtay

9th April 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Kullan dhaqaalo loogu aruurinayay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo kaas oo maalmo kahor uu dhagax dhigay wasiirka gadiidka […]

masjid

Daawo:Masjid Cusub oo laga Hirgaliyey Magaalada Muqdisho

9th April 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday Munaasabad lagu daah furayay Masjidka Quba oo ka kooban Afar dabaq kaas oo ku yaala Xaafada Siinaay ee Warta nabada.

boqorka

Daawo:Boqor Burhaan oo Qado sharaf u sameeyey Ergooyin

9th April 2021 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa duleedka Magaaladda Qardho, Qado-sharaf ugu sameeyay ergadii ka shaqaynaysay nabadaynta shaqaaqo ka dhacday Miyigga Degmadda Isku-shuban.

ciro

Masuul ka tirsan Puntland oo Muqdisho Corono ugu geeriyooday

9th April 2021 admin 0

Allaha Unaxariistee Gudoomiye ku xigeenkii Kowaad ee Gobolka Bari Marxuum Axmed Cali Cabdullaahi (Ciro Buncun) ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho kadib markii laga soo […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes