Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

jinsiyada

Dowladda Soomaaliya ayaa Hakisay Qabashada Araajida Baasaboorka

24th February 2021 admin 0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in la hakiyay qabashada araajida Baasaboorka Soomaaliga ilaa amar dambe laga soo saarayo. Qoraal lagu […]

Mursal

Gudoomiye Mursal oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

24th February 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskiisa iyo qarabaadiisa uga tacsiyadeeyay […]

mucaarad

Ma la Gudboon Tahay Soomaalida inay Baraarugaan oo is badbaadiyaan?

24th February 2021 admin 0

Waxbaa is dulhoganaaya,run iyo been, xaq iyo xaqdaro, wadaniyada iyo qaa’inuwadanimo iyo qaran iyo qabyaalad, ma sahlana moowjadaha rogrogmanaaya oo midiba tan kale dusha ka […]

Madaxwayne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Ugaas Xasan

23rd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee Dowlad […]

beesha

Beesha Caalamka oo ku baaqday inay Soomaaliya aado doorasho Dag daga

23rd February 2021 admin 0

Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, […]

xasanshiiq

Daawo:Beelaha Hawiye oo ka horyimid Banaanbax ay iclaamiyeen Midowga Musharaxiinta

23rd February 2021 admin 0

Kulan ay isugu Yimaadeen waxgaradka Beelaha hawiye ayaa ka horyimid bananbax shalay iclaamiyeen qaar kamida Midowga Musharaxiinta, waxayna sheegeen inaan la aqbalayn Bananbax Amniga caasumada […]

deni

Daawo:Nabadoon Baddal jaamac oo sheegay Deni inuu doonayaa in Garoowe ay camirnaato Muqdishana ay dunto

23rd February 2021 admin 0

Nabadoon Baddal jaamac ayaa mar uu ka hadlaayey kulan qaar kamida waxharadka Beelaha Hawiye Muqdisho ku yeesheen ayaa waxuu bulshada Muqdisho ugu baaqay inay diidaan […]

wasiir

Dowlada Soomaaliya oo Joojisay bananbaxyada dowlad lagu taageerayo ama mucaaradka

23rd February 2021 admin 0

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowladda ay markale ka digeyso in la […]

axmedmadoobe

Wafti uu hogaaminaayo James swan ayaa Axmed Madoobe Kismaayo kula Kulmay

23rd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer caalami ah oo uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay […]

boliis

Boliiska Soomaaliyeed oo fashiliyay Qarax lala damacsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka

23rd February 2021 admin 0

War dhowaan kasoo baxay Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed […]

coronavirus

Sawiro:Qalab loogu tala galay ka hortaga Carona Virus ayaa la gaarsiiyey Dhuusomareeb

23rd February 2021 admin 0

Agabkan Caafimaad oo ka kooban ilaa afar Mishiin oo ah kuwa neefta siiya bukaanada ay ku adkaato in ay helaan Oxygen ku filan, kana yimid […]

wasiir

Wasiirka Arimaha Dibada oo QM u sheegay in Deni iyo axmed Madoobe doorasho Rabin

23rd February 2021 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb: Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta Dowladda uga warramay Kulankii gaarka ahaa ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ay uga hadleen xaaladda […]

deni

Daawo:Bulshada Jubbaland oo Si kulul ugu jawaabay Deni

22nd February 2021 admin 0

Qaar kamida bulshada Jubbaland gaar ahaan kuwa Gobolka gedo ayaa si kulul uga Jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxwaynaha Puntland siciid cabdulaahi Deni.

nakruumo

Daawo:Allaha Unaxariisto Nakruumo oo lagu aasay Muqdisho

22nd February 2021 admin 0

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu aasay fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Faadumo Cali Nakruumo oo Muqdisho ku geeriyootay. Allaha Unaxariistee aaska Faadumo Nakruumo […]

Wasiir

Dowlada Soomaaliya oo ka warbixisay dadka u dhintay COVID-19 iyo tirada uu soo ritay

22nd February 2021 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 229 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes