Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

doorasho

Shirka Amniga doorashooyinka Qaranka oo Muqdisho ka furmay

13th December 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ahna Guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka qaranka ayaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furay shirka guddiga amniga […]

rooble

Ra’iisalwasare Rooble oo Garoowe kula kulmay Islaam Ciise iyo Garad Saleebaan

12th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta salaan sharafeed ugu tagay hoygooda magaalada Garoowe Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Garaad Saleebaan Garaad […]

lafatagareen

Akhriso:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magaacabay Wasiiro cusub

12th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabey Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed […]

mursal

Daawo:Guddoomiye Mursal oo Shaaciyay Inaan Barlamaanka Soomaaliya waqtigiisa dhamaan

12th December 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale ku celiyay Baarlamaanka Soomaaliya uu sii shaqeynayo inta laga helayo Baarlamaan bedela midka uu hada […]

hirshabeele

Sawiro:Barlamaanka Hirshabeele oo Tababar loogu qabtay Magaalada Muqdisho

12th December 2020 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa magaalada Muqdisho uga furay aqoon kororsi ku saabsan howlaha baarlamaanka,qaar kamid […]

doolow

Sawiro:Maamulka Doolow oo xariga ka jaray Maxkamada Shareecada Islaamka ee Doolow

12th December 2020 admin 0

Gudoomiyaha Degmada Dollow Cali faarax mire Iyo Culumada Magaalada ayaa si wadajir Xariga uga jaray Dhismaha Maxkamada Islaamiga ee magaalada Doolow. Dhismahaan waxaa Maamulka Degmada […]

Rooble

Sawiro:Kulan Garoowe ku dhexmaray Rooble iyo Madaxda Puntland

12th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka Axmed […]

barlaam

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Miisaaniyada 2021

12th December 2020 admin 0

Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG-ka ah ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ayaa […]

rooble

Sawiro:Ra’iisalwasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

11th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane […]

guriceel

Daawo:Waxgaradka Guriceel oo Cambaareeyey dilkii saraakiisha Xooga Dalka

11th December 2020 admin 0

Waxgaradka ku dhaqan degmada guriceel ee gobolka Galgaduud oo Maanta kulan balaaran isugu yimid ayaa cambaareeyey falkii dhawaan lagu dilay saraakiil ka tirsanaa ciidanka xoogga.

bashiir

Jaaliyada GAl-jubba UK oo Tacsi iyo Baaq Nabadeed kasoo saartay Dilkii Saraakiisha Xooga Dalka

11th December 2020 admin 0

Jaalliyadda Gal – Jubba ee Wadanka UK waxay Tacsi u direysaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ciidanka Xooga Dalka iyadoo uga tacsiyeynaysa falkii waxashnimada ahaa […]

puntland

Sawiro:Ciidamo Puntland oo fujiyey boorarkii iyo Sawirradii Ra’iisul Wasaare Rooble ee Magalada Garoowe

11th December 2020 admin 0

Ciidamada Booliska Puntland ayaa fiiqay boorarkii loogu talagalay Soo dhawaynta Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kusoo wajahan Maanta Magaalada garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland […]

fiqiwww.gedotimes.com

Fiqi oo loo Xilsaaray Baarista Dilkii Saraakiisha Ciidamada Xooga

10th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa falkii argagaxa lahaa ee dhacay 9/12/2020 oo dil loogu geystay saraalkii ka tirsanayd ciidanka XDS ee ka […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed iyo Madaxda Galmudug oo ka tacsiyeeyey Saraakiishii dilka loogaystay

10th December 2020 admin 0

Wasiiro, xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug iyo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Mohamed Kayse Ugaas ayaa maanta tacsi u diray eheladi iyo qarabadii ay ka baxeen […]

odawaa

Daawo:Taliyaha Ciidanka xooga oo si kulul uga hadlay saraakiishii dilka loo gaystay

10th December 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inuu Socdo howlgal lagu soo qabanayo dadkii ka dambeeyay Dilka Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka soomaliyeed. […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes