Daawo:Warbixin ku saabsan Iskuulka Tayo ee Magaalada Kismaayo

tayo

Dugsiga Hoose dhex iyo Sare ee Tayo oo la aas aasay 16/01/2016 waxuuna ku yaalaa Xaafada Farjano ee Marino ee Magaalada Kismaayo waana iskuul ay wax ka bartaan arday aad u tiro badan oo isugu jira Wiilal iyo gabdho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.