Ahlusuna oo Khayre ka codsatay inay raali galin ka bixiyo weerarkii uu ku qaaday

macalin

Madaxda Maamulka Ahlusuna ee gobolada dhexe ayaa Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya hadana ah Musharaxa Madaxwayne Xasan Cali khayre ka codsaday inuu raali galin ka bixiyo weerarkii uu ku qaaday culumada Soomaliyeed

Macalin Maxamuud iyo shiiq Shaakir ayaa xasan Cali khayre ku eedeyey inuu ka masuul ahaa weerarkii ka dhacay Dhuusamareeb iyo Guriceel ee lagu wiiqay awoodii culamada Ahlusuna.

Xasan Cali Khayre ayaa Maalin ka hor waxuu raali galin ka siiyey Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur weerarkii lagu hoygiisa kaas oo lagu dilay ilaaladiisaqaar kamid ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.