Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

qoorqoor

Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo Guriceel Degmo u aqoonsaday

7th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo intuusan ka Tagin Magaalada Guriceel oo munaasabad Sagoontin ah loogu sameeyey ayaa Bulshada Guriceel uga farxiyey inay Guriceel […]

luuq

Daawo:Gudoomiyaha Degmada Luuq ayaa Kulan La Qaatay Haweenka Degmada Luuq

7th July 2020 admin 0

Gudoomiyaha Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Ahmed Bulle Gared ayaa kulan is Xog waraysi ah la qaatay Ururka Haweenka Degmada Luuq Waxaana Kulanka Qayb Ka […]

mursal

Guddoomiye mursal oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

7th July 2020 admin 0

Gudoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  Mudane  Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Danjire […]

cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo xarigga ka jaray MCH-ka degmada Xamarweyne

7th July 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xarigga ka jaray MCH-ka degmada Xamarweyne oo dib u dhis […]

saadaq

Shaqaalaha Dowladda oo la amray inay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda

7th July 2020 admin 0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duuleysa dib u eegidda lagu sameeyay xannibaadaha jira ee lagula tacaalayay faafidda cudurka COVID-19, isla markaana tixraacaysa go’aankii […]

deni

Daawo:Deni oo ka hadlay Shirka maamul goboleedyada uga furmaya Dhuusamareb

7th July 2020 admin 0

Madaxweyne Deni ayaaa ka warbixiyey Shirka loo muddeeyay 9-ka Luulyo inuu ka furmo magaaladda Dhuusomareeb, kaasi oo ay isugu tegayaan Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda […]

baardheere

Daawo:Shacabka Degmada Baardheere oo Ka Cabanaya BurBurka Buundada

7th July 2020 admin 0

Bulshada Demada Baardheere ayaa waxaa dhibaato ka haystaa maritaanka Buundada Magaalada isku xirta taas oo burbur soo gaaray. Dowlada Soomaliya ayaa Lacag ugu deeqday Dhismaha […]

murursade

Daawo:Beesha Murusade oo si weyn u taageertay Matalaada Gobolka Banaadir.

6th July 2020 admin 0

Beesha Murusade oo skulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u taageertay Matalaada Gobolka Banaadir kuna baaqay in la dhameystiro Maqaamka Muqdisho.

muqdisho

Daawo:Beesha Mareexaan Sade oo soo dhaweeyey Matalaada gobolka Banaadir

6th July 2020 admin 0

Beelaha Awmidig iyo Awsame ee Mareexaan Sade oo shirweyne wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay mataalada gobolka Banaadir.

cabdiraxmaandheere

Sawiro:Xildhibaan Cabdirahman Dheere oo soo afjaray Qilaafkii ka jiray kurisgiisa

6th July 2020 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan dheere oo kamid ah xildhibaanada Dowalada federaalka ah ee kursigiisii laga wareejiyey deegaan doorashadoodii ayaa odoyaashiisa dhaqanka kulan kula Yeeshay magaalada muqdisho. Xilibaan […]

maamulgoboleed

Akhriso:War-murtiyeed laga so saaray Shirka maamul goboleedyada

6th July 2020 admin 0

Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa ku heshiiyey in 9 July ay ku Kulmaan magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug. Ajendaha laga wadahadlayo waa arrimaha doorashooyinka ee hadda […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo Ansixiyey Xeerka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka

6th July 2020 admin 0

Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen  Ansixiyey […]

Khayre

Khayre iyo Wakiilka midowga Yurub oo kawada hadlay arimaha Doorashada

6th July 2020 admin 0

Ra’iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali  Kheyre ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, Ra’isulwasaare kheyre iyo safiirka ayaa ka […]

isbitaal

Sawiro:jawhar oo Deeq Daawo ah la gaarsiiyey

6th July 2020 admin 0

Ciidanka Burundi oo qeyb ka ah howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa deeq Dawo ah gaarsiiyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamul Goboleedka […]

dagaal

Weerar Alshaab kusoo qaadeen Awdiile oo la fashiliyey

6th July 2020 admin 0

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo isgarabsanayaa ayaa fashiliyey weerar naf-lacaari ah oo Maleeshiyaadka Alshabaab ay kusoo qaadeen Deegaanka Awdiinle ee Gobolka […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes