Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

maya

Daawo:Gudoomiye Barlamaan oo xil lagu Abaal mariyey

7th June 2020 admin 0

Kulan lagu soo dhaweynaayey Wasiiru-dawlaha cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye horayna u ahaa Gudoomiyihii Barlamaanka Maamulka […]

laftagareen

Guddiga maalmaha xuriyadda Konfurgalbeed oo la Magacaabay

7th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo Magacaabey Guddiga maalmaha xuriyadda ee Dalkeena 26 jun/1luulyo.

Galmudug

Daawo:Maamulka Qoorqoor oo qirtay Machinadii laga dhacay Caabudwaaq iyo Balanbale

7th June 2020 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii dad qaba Cudurka CoronaVirus ugu dhinteen Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Balanbale taas oo keentay in qaylo dhaan loo diro Dowlada Federaalak Soomaaliya. […]

boqorburhaan

Gudoomiyaha Barlaamanka Puntland ayaa Booqday Boqor Burhaan

7th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa salaan booqasho ah ugu tagay Qasriga uu Qardho ka degan yahay Boqorka Beelaha Daarood, Boqor […]

garoon

Muuqaal:Dowladda Soomaaliya oo Muwaadiniintii ugu horeysay ka keentay Dalka Hindiya

7th June 2020 admin 0

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku soo dhoweeyay  gegidda diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho […]

Daawo:Banaanbax Lagu taageerayo Madaxweynaha Soomaliya iyo Maqaamka muqdisho

7th June 2020 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda Bananbaxyo lagu taageerayo Madaxwaynaha Soomaaliya waxaana ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Banadir iyo masuuliyiin kale.

qoorqoor

Gaalkacyo:Qoorqoor oo Guddoomiyay Shirka Golaha wasiirrada

6th June 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. […]

balanbale

Daawo:Shacabka Balanbale aan ka rajo dhigin qaylo dhaanta Madaxtooda

6th June 2020 admin 0

Shacabka Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaanan karaja dhigin qayla dhaanta madaxdooda hayday ahaan lahayn Dowlada Federaalka iyo Maamulka Galmudug, Balse Madaxda Federaalka iyo Galmudug […]

farmaajo

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Farmaajo ka jeediyey Furitaankii Barlamaanka

6th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlamaanka ee Labada […]

coronavirus

Dhamaan Maamul goboleedyada oo laga helay dad qaba Fayruska Coronaha

6th June 2020 admin 0

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta guud ahaan dalka laga helay 85-kiis oo cudurka Covid-19 ah. Wasaaradda ayaa sheegtay […]

coldon

Daawo:Coldoon oo ka hadlay qaabkii lagu soo daayey

6th June 2020 admin 0

Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo warbaahinta la hadlay ayaa waxuu ka warbixiyey qaabkii lagu sii daayey iyo cida ka Masuula siidayntiisa.

ventiloter

Cida qaadatay Machinadii Oxgen ee laga dhacay Caabudwaaq iyo balanbale oo la Ogaaday

6th June 2020 admin 0

Dhawaan bay ahayd Markii Cudarka Coronavirus uu ka Dilaacay Degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbal ee gobolka Galgaduud halkaas oo dad isugu jira rag iyo Haween ugu […]

galmudug

Wasiirka Deegaanka Galmudug oo Gaaray Cadaado

6th June 2020 admin 0

Wasiirka Wasarada Deegaanka, Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga Ee Maamulka Galmudug Siciid Siyaad ShirwacIyo Wafdi Uu Hogaaminayey ayaa Booqasho Ku Tagay Goobaha ay Ku […]

Barlamaan

Toos u daawo Furitaanka Baarlamaanka Soomaaliya

6th June 2020 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya.  Waxaana lafilayaa in dhawaan fadhiga Baarlamaanka ay soo gaaraan madaxda ugu sareysa dalka oo […]

Bandioradlay

Sawiro:Beelaha Sacad iyo Leelkase oo lagu heshiisinayo Bandiiradlay

6th June 2020 admin 0

Shirka Nabadeynta Beelaha Leelkase & Sacad ayaa ka furmay Magaalada Bandiiradley ee Gobolka Galmudug, Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee DFS, Wasiiro Puntland & Galmudug […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes