Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2020

Farmaajo

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Cafis u Fidiyey 148 Maxbuus

2nd April 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo […]

khayre

Ra’iisalwasaare Khayre oo soo dhaweyey Daynta laga cafiyey Soomaaliya

1st April 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris dalka uga cafiyeen $1.4 Bilyan oo kamid […]

gedo

Madasha Aqoonyahanka Gobolka Gedo oo Baaq kasoo saaray Colaada Kismayo

1st April 2020 admin 0

Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Madasha Aqoonyanka Gobolka Gedo, Garbohaarrey, Gedo, Soomaliya. Tar: 1/04/2020 Ujeedo: Baaq Nabadeed oo Ku Socda Colaada Kismaayo. Madadsha Aqoonyahanka Gobalka Gedo (GEDO […]

Laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Hambalyeeyey Gudoomiyaha Barlamanka Koonfurgalbeed

1st April 2020 admin 0

Xildhibaannada Maamul goboleedka Koofur galbeed ayaa doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas oo ay ku tartamayeen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 […]

Nuurcade

Allaha Unaxariistee Nuur Cade oo ku geeriyooday London

1st April 2020 admin 0

Ra’isulwasaarihi hore ee  Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada london ee wadanka ingiriiska sida ay inoo xaqiijiyeen eheladiisa . Allah […]

Bayle

Sawiro:Paris Club oo 1.4 Bilyan dollar ka cafiyey Soomaaliya

1st April 2020 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxaam Ducaale Beyle iyo wakiilo ka socday dalalka ku bahoobay Paris Club ayaa looga wadahadlay muhiimadda ay xilligan Soomaaliya u leedahay […]

Posts pagination

« 1 … 15 16

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes