Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

Niman isku Warxin Rabay Guriceel oo laxukumay

24th November 2019 admin 0

Maxkamada Darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay ku riday xukun ciqaabeedka ismiidaamiye ku fashilmay qarax uu ka fulin lahaa […]

ggeele

Madaxweynaha Jambuuti oo ka tacsiyadeeyay geerida Elmaas Elman

24th November 2019 admin 0

Dowladda Jabuuti ayaa si adag u cambaareeysay dilkii nasiib darrada ahaa ee 20 kii Bishan loo geestay marxuumad, Elmaas Elman Ali, taas oo lagu dhex […]

axmed madoobe

Axmed Madoobe oo Safarkiisii ugu dambeeyey u dhoofay Kenya

24th November 2019 admin 0

Axmed Madoobe Hogaamiyihii is doortay ayaa Maanta oo Axmada u dhoofay Magaalada Nairobi ee Casuumada Dalka Kenya. Socdaalkaan Axmed Madoobe ku ku Aaday Magaalada Nairobi […]

sh umul

Daawo:Shiiq Umal oo soo jeediyey in la joojiyo Muxaradii Muqdisho ku qaban lahaa

23rd November 2019 admin 0
manddeq

Daawo:Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya

23rd November 2019 admin 0

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliaya ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya Cabdulllaahi Salaad Omaar si wax looga waydiiyo cunaqabataynta la saaray Axmed Madoobe.

sh umul

Muxaadaradii shiiq Umul ayaa gabi ahaan la joojiyey

23rd November 2019 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in gabi ahaanba la joojiyay muxaadaradii barri oo axad ah uu garoonka kubadda cagta Eng Yiriisow ku qaban lahaa […]

aqalka sare

Golaha Aqalka sare oo anxiyay sharciga Golaha Mihnadlaayasha Caafimaadka Qaranka 

23rd November 2019 admin 0

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayaa meel mariyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (GMCQ) Kulaka […]

No Image

Baarlamaanka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka.

23rd November 2019 admin 0
waraabe

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo Kulaylka Muuse Biixi gaaray

23rd November 2019 admin 0
bardheere

Daawo:Wasiirka Beeraha Soomaliya ayaa dacaayad iyo been abuur ku tilmaamay in cuduro laga helay Galeyda iyo Masagada Soomaaliya

23rd November 2019 admin 0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga horyimid daraasad qaldan oo Jaamacad ku taala Waqooyiga Ireland ku […]

No Image

Madaxwayne Farmaajo oo qaar ka mida xisbiyada Mucaaradka kulan la leh

23rd November 2019 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan kula qaadanaya xarunta madaxtooyada Qaranka Villa Soomaaliya qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee Kumeel Gaarka ah […]

Shir looga hadlaayo Maaliyada Soomaaliya oo lagu soo gaba gabeeyey Uganda

23rd November 2019 admin 0

Shirka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  iyo Wasiirada Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabo gabeeyo magaalda Kampala ee dalka Uganda. […]

No Image

Akhriso:Hishiiskii Farmaajo iyo Uhuru oo Dhaqan galay

23rd November 2019 admin 0

Maareeyaha hay’adda Duulista iyo Saadaasha hawada Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in si toos ah loo bilaabay duuliyaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo […]

Daawo:Deni oo Qabtay Kulan loogu dabaal dagayo Xildha qaadistii Dhoobo Daareed.

22nd November 2019 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, kulanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka […]

Banaan Bax looga soo horjeedo Shiiq Umul oo Muqdisho ka dhacay.

22nd November 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes