Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

No Image

Haweenay bambo gacmeed ku weerartay Saldhiga Boliiska Baardheere oo la toogtay

8th August 2019 admin 0

Ciidammada ammaanka degmada Baardhere ee gobolka Gedo ayaa maanta toogasho ku diley haweeney rabtey inay isku qarxiso saldhiga booliska degmada Baardhere. Ciidamada Amniga Degmada baardheere […]

Sawiro:IGAD iyo Odayaasha rasmiga ah oo shir uga furmay Kismaayo

8th August 2019 admin 0

Shirkii Shaley Dhex’mari Lahaa Dhaqanka Saxda Ah Ee Ku Dulman Jubaland Iyo Wafdigii Igad Ee Ay Shaley Xaalad Amni Darro Ay Ku Baajiyeen Garabka Axmed […]

manddeq

Dhagayso:Wasiir Omaar oo ka hadlay Duulimaadka Diyarada Itoobiya ku tagto Garoowe iyo Hargaysa

8th August 2019 admin 0

Shirkadaha diyaaradaha ee Soomaaliya ayaa dhowaan ka dacwooday tartan aan xalaal ahayn oo ay sheegeen inay kala kulmeen shirkadaha ajaanibta ee diyaaradaha ee imanaya Soomaaliya. […]

No Image

Maqaal:Siyaasada Midnimada Soomaaliya waa Marinhaboosan tahay

8th August 2019 admin 0

Marar badan waxaan maqleyney wada hadalada mideynta Soomaaliya,waxaa dhacay fadhiyo badan oo arintaas looga golahaa ee ka dhacay jabuuti,Turki iwm,dhammaan arimahaas iyo fadhiyadaas oo dhan […]

Daawo:Qaabkii Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Caabudwaaq loogu soo dhaweeyey

7th August 2019 admin 0
yariisow

Daawo:Maamulka Gobolka Banadir oo Sii wada Shaqadii uu bilaabay Allaha unaxariistee Yariisow

7th August 2019 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay wado jid-cada ah oo kutaala Degmada Xamar Jabab. Allaha Unaxariistee Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Eng Yariisow ayaa […]

No Image

Muuqaal:Madaxwaynaha maamulka Somaliland oo u Safray dalka Sacuudiga

7th August 2019 admin 0

Daawo:Ugaasyada iyo waxgaradka Jubbaland oo ka digay inay Jubbaland yeelato labo Maamul

7th August 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Ugaasyda iyo Nabadoonada rasmiga ah ee Jubbaland waxayn sheegeen inay Jubbaland Laba Maamul yeelan doonto hadaan […]

axmedmadoobe

Daawo:Guddiga doorashada Axmed Madoobe ayaa shaaciyay tirada Musharaxiinta u tartamaysa Madaxtinimada Jubbaland

7th August 2019 admin 0
No Image

Daawo:Weerar Lagu qaaday Saldhiga Boliiska Magaalada Baladwayne

7th August 2019 admin 0
karsh

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah furay todobad ka naas nuujin ta aduun ka oo Garowe lagu qabtay.

7th August 2019 admin 0

Akhriso:Ugaasyada iyo Odayaasha rasmi ah ee Jubbaland oo War saxafadeed kasoo saaray Shirkoodii Kismaayo

7th August 2019 admin 0

Ugaasyada iyo Odayaasha Dhaqan runta ah ee Jubbaland ayaa waxay shir ku yeesheen Magaalada Kismaayo xarunta ku meelgaarka ee Jubbaland waxayna kaga hadleen sidii ay […]

Sawiro:Ugaas Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq

7th August 2019 admin 0

Ugaas Maxamed Kayse ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Waxaana soo dhaweynta Ugaaska ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug […]

axmed

Musharaxiinta Jubbaland oo IGAD usheegay in labadalo gudiga Dooshada Jubbaland

7th August 2019 admin 0

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha dowlad Gooleedka Jubbaland ayaa shuruudo ku xiray ka qeyb galka Doorashada Madaxtinimada maamulka Jubbaland oo dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magaalada […]

odawaa

Ciidamada Danab oo baacsanaya Shabaab ayaa gaaray Deegaano horleh

7th August 2019 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka naflacaariga ah ee Alshabaab […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes