Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

mustafe

Daawo:Madaxwayne Mustafe ayaa Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan

5th May 2019 admin 0
wasiir

Sawiro:Wasiir ku xigeenka Amniga qaranka oo kulan la qaatay Jaaliyadda Columbus Ohio

5th May 2019 admin 0

Wasiir ku xigeenka wasaarada Amniga qaranka Xildhiban Abdinasir Said Muse (Bahaay) oo maalmahan ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa soo gaaray magalaada Columbus Ohio Waxaana habaynimadii xalay […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan

5th May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan “Waxaan dhammaan shacabka muslimiinta ah […]

No Image

Daawo:Madaxweynaha Ummada Soomaliyeed ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan

5th May 2019 admin 0
wasiir

Muuqaal:Wasiirka qorshaynta Somaaliya ayaa Garoowe ka furay wadatashi ku saabsan qorshaha Qaranka

5th May 2019 admin 0

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda Qorsheynta Dowlad gobaleedyada dalka ayaa maanta uga furmay Magaalada Garoowe shirka Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ), iyada oo uu […]

No Image

Daawo:Boliiska Soomaliyeed ayaa Faafaahin ka baxshay keydkii hubka Al-Shabaab oo gacanta lagu soo dhigay

5th May 2019 admin 0

Ciidamada amniga oo xalay oo taariikhdu ahayd 5-April 2019-ka howlgal ay ka sameeyeen magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha hoose waxay ku guuleysteen inay helaan […]

culumo

Daawo:Sheekh Bashiir oo Ardayda uga digay dhibaatada Qishka

5th May 2019 admin 0

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo kamida Culumada Soomaliyeed ayaa waxuu ka hadlay dhibaatada diiniyan uu u leeyahay ardayda Qishka sameeya inta lagu guda jiro imtixaanaadka.

Alshabab

Al Shabaab oo Deegalada Galmudug ka Afduubtay caruur dadooda ka yar tahay 10 sano

5th May 2019 admin 0

Ururka Al Shabaab ayaa dhibaato xoog leh ku haya dadka degan qeybo kamid ah Gobolada Galgaduud iyo Muduq. Dadka dagan Deegaanada Masagawaa, Ceeldheer iyo degmada […]

ramadan

Daawo:Axkaanta Soonka Shiiq shibili

5th May 2019 admin 0
xaaf

Sawiro:Deni oo ku Guul daraystay inuu is hortaago Gudoomiye Yariisow

5th May 2019 admin 0

Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa ka Furmay qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe. Shirka waxaa Furay Madaxweynaha […]

No Image

Xaaf oo khayre ka codsaday in laga qaado Cunaqabatayta

5th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa xalay magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre. Kulanka khayre […]

No Image

Daawo:Maxkamadda ciidammada dil ku xukuntay 2-nin oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab

4th May 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo siweyn loogu soo dhaweeyey Garoowe

4th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa Garoonka […]

No Image

Daawo:Ra’iisalwasaaraha Somalia oo soo xiray Shirka Rugta Ganacsiga Qaranka

4th May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo xiray shir rugaha Ganacsiga dalka laba maalin uga socday magaalada Garowe.Ra’iisul wasaare Xasan […]

No Image

Daawo:Caabudwaaq Munaasabad lagu caleema saarayay Guddoomiyaha ururka haweenka ayaa lagu qabtay magaaladas

4th May 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes