Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

aqalka sare

Gudiga Joogtada Ah Ee Aqalka Sare Oo Kulankooda Maanta Kaga Hadlay Kala Hormarinta Ajandayaasha Golaha Horyaal

23rd April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Dalka Masar oo ka wada hadlay xaaladda Gobolka

23rd April 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxweynaha […]

madoobe

Daawo:Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka hadlay Baasaboorkii Axmed madoobe ka qaatay.

23rd April 2019 admin 0

Shir uu magaalada Kismaayo ku qabtay Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka mid ah Salaadiinta Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay war la isla dhex marayay […]

No Image

Daawo:Salaad Cali Jeelo oo waxba ula harin Siyaasiyiintii Nairobi ku Shiray

23rd April 2019 admin 0
No Image

Sheekh Xasan Jaamici oo sheegay inuu ugu tagayo goobaha ay joogaan Al-shabaab

23rd April 2019 admin 0

Sheekh Xasan Jaamici oo kamida culamada Soomaliyeed dhawaana Muqdisho soo gaaray si uu uga qayb galo shirkii Culumada Soomaliyeed uga furmay Magaalada Muqdisho ayaa waxuu […]

matxafka

Daawo:Shaqaalaha Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Oo Ka Qaybgalay Dhismha Madxafka Qaranka

23rd April 2019 admin 0
Fiqi

Siyaasiyiinta Caraysan ee Nairobi ku shiray ma xil doon baa mise waa Xoolo Doon?

23rd April 2019 admin 0

Waxaa magaalada Nairobi shir ku yeeshay xildhibaanno tiro yar oo dalbanayeen in xukuumadda haatan la kala diro. Waxay xildhibaannadaas iyo siyaasiyiintu ku eedeeyeen dowladda federaalka […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo gaaray dalka Masar

22nd April 2019 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi u hogaaminayo ayaa gaaray dalka Masar uu ka furmayo shir heer Madaxweenayaal oo looga hadlayo xaaladda cakiran […]

bal;axaawo

Ma sax baa inay isku milmaan cadow qaran iyo Mucaarad?

22nd April 2019 admin 0

Su’aashyaan waxaa igu dhaliyey xaalada dalka Soomaaliyeed, dawlada nabad iyo nolol, mucaaradka iyo dawlado cadaw ummdda Soomaaliyeed u muuqda sida dawlada Imaaraadka Carabta iyo dawlada […]

buule

Dhageyso:Bishaar Cabdiraxman Buule oo cambareeyey Dulaankii Kenya kusoo qaaday Baladxaawo

22nd April 2019 admin 0

Musharaxa Xildhibaanka Jubbaland Bishaar Cabdiraxman Buule ayaa waxuu Cambareeyey weerarkii Dowlada Kenya kusoo qaaday Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo. Musharax Bishaar ayaa waxuu kaloo amaan […]

fiqi

Daawo:Xildhibaan Fiqi oo Hunguri ka galay kursiga Khayre

22nd April 2019 admin 0
tiyaartar

Shaqaalaha wasaaradda maaliyadda oo ka qaybgalay dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo gabagabo maraya

22nd April 2019 admin 0
No Image

Wasiirka Caafimaadka Somaliya ayaa xarigga ka jartay xarun caafimaad oo loogu adeegayo bulshada Soomaaliyeed.

22nd April 2019 admin 0
No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Masar kaga qayb-gelaya Shirka Midowga Afrika ee Xaaladda Dalka Suudaan

22nd April 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Masar, halkaas oo uu ka furmi doono shir deg-deg […]

hirshabee

Waxkabaro tirada iyo qabaa’ilada Xildhibaanada Hirshabelle

22nd April 2019 admin 0

1= Abgaal 15 xildhiibaan + 3 dhiman 2= Xawaadle 13 Xildhibaan + 2 dhiman 3= Gaaljecel 12 Xildhibaan 4= Shiidlo 6 Xildhibaan 5= Baadicade 6 […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes