Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

Wasiir

Wakiilka Cusub ee Hay’ada Caafimaadka aduunka ayaa Muqdisho soo gaaray

9th April 2019 admin 0

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr’s Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa shalay Muqdisho ku soo dhawaysay wakiilka cusub ee hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya […]

Dastuur

Shirkii Dib u eegista Dastuurka ayaa Kismaayo ka furmay

9th April 2019 admin 0

Shirka madasha wasaaradaha Dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo saddexdii biloodba mar la qabto ayaa maanta ka furmay magaalada kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland […]

cabdifitaax

Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Axmed madoobe Digniin u idiray

8th April 2019 admin 0

Wafdi balaaran uu hogaaminayo Murashax madaxweyne dowlad Goboleedka Jubbaland xildhibaan Cabdifataax maxamed Cali ayaa gaaray magaalada kismaayo. Murashaxa Madaxwaynaha Jubbaland xildhibaan cabdifatax ayaa sheegay inuu […]

No Image

Daawo:Madaxda Dowlada oo loogu baaqay inay Ciidamada gobolka Gedo Xuquuqdii Dowlada ku lahayeen usoo diiraan.

8th April 2019 admin 0

Maamulka iyo Bulshada Rayidka ee Gobolka Gedo ayaa waxay Madaxda ugu sareysa Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ugu baaqeen inay Ciidamada kusugan Gobolka Gedo inay […]

qaybdiid

Guddoomiyaha guddiga Dastuurka oo ka warbixiyay kulamada la xiriira arrimaha Dastuurka ee ka socda Kismaayo

8th April 2019 admin 0
puntland

Muuqaal:Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyada Puntland oo loo xiray Arimo musuq-maasuq.

8th April 2019 admin 0
xildhibaan

Daawo:Xildhibaan Cabdifitaax oo sheegay inaan Axmed madoobe laga yeelayn Caburin iyo boob

8th April 2019 admin 0

Xildhibaan Cabdi fitaax Maxamed Cali oo ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya ayaa Kismaayo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweyne Jubaland. Xildhibaan Cabdifitaax ayaa waxuu sheegay […]

deni

Madaxwaynaha Puntland ayaa kawar bixiyey Ujeedka safarkiisa uu ku aaday Imaaradka

8th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Maanta ka foodhay Garoowe wuxuuna safarkiisii ugu horeeyay intii la doortay ee Dalka Dibaddiisa ah ugu anbabaxay […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Gashaandhiga Talyaaniga oo si diiran Muqdisho loogu soo dhaweeyey

8th April 2019 admin 0

Wafdi ka socday Talyaaniga oo uu hoggaaminayey Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. Enzo vecciarelli,  iyo xubno […]

wasiir

Wasiirka Sabriye oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xasilinta goobaha dhawaan laga xoreeyay Argagixisada

8th April 2019 admin 0

Kulankaan waxaa diirada lagu saaray xaqiijinta Amniga deegaanadii ciidanka Xoogga dalka ay ka xoreeyeen maleeshiyada  argagixisada ah Alshabaab waxaana ka qeyb galay hey’adaha ka shaqeeya […]

balad

Daawo:Maamulka Beledwayne oo ka hadlay wiil yar oo lagu gawracay Magaaladaasi

8th April 2019 admin 0
xildhibaan

Axmed madoobe oo Xabsiga ku guray Taagerayashii musharaxa Madaxwaynaha Jubaland Cabdifitaax

8th April 2019 admin 0

Hogaamiyaha jubbaland Axmed Madobe ayaa Waxaa uu xabsiga u taxaabay dad aad u fara badan oo u diyaar garoobayey soo dhaweynta Murashaxa Madaxweyne Jubbaland Cabdifitaax […]

Cawad

Shirkii Gudoonada Barlamaanada dalka oo Garoowe ka furmay

8th April 2019 admin 0

Magaalada Garoowe Caasimadda maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa ka furmay Shirki Barlamaanada dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya […]

No Image

Madaxweyne Lafta Koonfur Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

8th April 2019 admin 0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo […]

fowsiya

Xildhibaan Fowsiya oo xaalkeedu yahay labo daran Mid dooro.

7th April 2019 admin 0

Xildhibaan Fowsiya Maxamed Sheekh oo katirsan Barlamaanka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ra’iisalwasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha. Xildhibaan […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes