Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Akhriso:Galmudug oo ku dhawaaqday xiliga doorashada Madaxwaynaha iyo barlamaanka dhacaayaan

29th March 2019 admin 0

Maamul goboleedka Galmudug ayaa waxay ka hadleen xiliga doorashada Galmudug dhacayso iyo safarkii Wasiirka arimaha gudaha Soomaliya ku yimid deegaanada Galmudug. Maamulka Galmudug ayaa waxay […]

usa

Daawo: Kulan looga hadlaayey Islaam nacaybka lagu hayo Muslimiinta Maraykanka dagan.

29th March 2019 admin 0
xaaf

Shiiq Shaakir iyo Xaaf oo Galmudug Hog kusii riday

29th March 2019 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu dhisay qaylo iyo Orod waana tan kaliftay inuu burburo hanaankii guud ee maamulka Galmudug. Galmudug ayaa ah maamulka kaliya ee […]

calan

Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay qaraxii Argagixisada ay la beegsadeen goobo Rayid

28th March 2019 admin 0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ay dad rayid ahi ku dhinteen oo argagixisada Alshabaab la beegsadeen goobo rayid oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxda […]

No Image

Sawiro:Booliiska London oo gudaha ugalay Masjidka Regent Park “London Central Mosque”

28th March 2019 admin 0

Qaybaha kala duwan ee Booliiska London oo ay ku jiraan kuwa ladagaalama Argagixisada ayaa waxay gudaha u galeen Masjidka wayn ee ku yaala Bartamaha London […]

dab

Daawo:Dab Khasaare Badan gaystay oo Ka Kacay Xaafad Kamida Degmada Afgooye

28th March 2019 admin 0
tiyaartar

Howlwadeenada Dhisaaya Tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in uu marayo heer gabo gabo ah

28th March 2019 admin 0
garad

Daawo:Garaad Jaamac ayaa Casumay ergadii Beelaha Qayaad iyo Bahararsame

28th March 2019 admin 0

Ergadii Labada Beelood ee Qayaad Iyo Bahararsame ee Ka Qeyb Gashay Shirkii Nabadaynta Jigjiga Ee Caasimada Dowlad Deegaan Soomaalida Itoobiya, Ayaa Waxaa Si Meeqaan Sare […]

wasiir

Wasiirk Sabriye oo ka warbixiyey kulankii la qaatay Safiirada Midowga yurub ee Somaliya.

28th March 2019 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo ay Wehliyaan Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda, Khubaro Tirsan Wasaaradda ,Xubno ka Socday Xafiiska Raysal Wasaaraha XFS […]

taat

Daawo:Maxaqbaa inan ciil la ooyaa Waa Askari Somaliyeed oo Dhibaataysan

28th March 2019 admin 0

Dhibane katirsan xooga dalka Qeybta 43xaad guutada 10aad ururka 49aad ee kusugan dagmada baardhere Oo katirsan gobolka Gedo Ahmed Abdullahi Taar ayaa dhawaac soo gaaray […]

shaakir

Daawo:Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxuud oo lagu eedeyey Xasuuq

28th March 2019 admin 0

Maamulka iyo Bulshada xeraale ayaa waxay ka hadleen dagaalkii ay ku dhinteen dad kabadan 100 Qof oo Xeraake kagu soo qaaday. Maamulka Xeraale ayaa waxay […]

karsh

Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Puntland ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiiradda

28th March 2019 admin 0
qarax

Daawo:Wararkii ugu dambeeyey Qaraxii Muqdisho ka dhacay

28th March 2019 admin 0

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo Goordhaweyd uu qarxay Wadada Maka al-mukamara ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaan […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Sabriye oo kulan la qaatay Safiirada Midowga yurub ee Somaliya

28th March 2019 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo ay Wehliyaan Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda, Khubaro Tirsan Wasaaradda ,Xubno ka Socday Xafiiska Raysal Wasaaraha XFS […]

jijg

Dhageyso:Xildhibaan dad ku laayay deegaankii laga soo doortay

28th March 2019 admin 0

Xildhibaan Soomaali ah ayaa labo ruux ku dilay degmadda Jarati ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya sida uu xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Shaafi Diiriye Shaafi. Labada […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes