Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Xukuumada Somaliland ayaa ka Hadashay in Wafti ka Socdaa ay Booqdeen Israaiil iyo Inkale

30th March 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa gaaray Magaalada Bosaaso

30th March 2019 admin 0
No Image

Madaxweynaha Somaliland oo Xilka ka qaaday Wasiiro ka tirsan xukuumadiisa

30th March 2019 admin 0
barlaman

Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Ayaa Sheegay In Baaqashada kulanka Maanta aysan Sababin Xildhibaanada Katirsan Wasiirada

30th March 2019 admin 0
yariisow

Gudoomiye yariisow ayaa la dardaarmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar

30th March 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo), isagoo kula dardaarmay […]

qoorsheel

Daawo:Wasiir Hore Siciid qoorsheel Mucaaradka way igu been abuurteen

30th March 2019 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka Xarunta tala soo-jeedinta Soomaaliyeed Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa kajawaabay liis been abuur ah oo magaciisa kujira kaas oo lagu sheegay inuu lacag […]

mursal

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta Baaqday

30th March 2019 admin 0

Maanta ayaa waxaa lagu waday in uu si rasmi ah u furmo Kal-fadhiga 5-aad kulankiisa koowaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Shacabka […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo maanta yeelanaya Kulan-kooda koowaad ee Kalfadhiga 5aad

30th March 2019 admin 0

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya kulankiisa u horeeyay, kalfadhiga 5aad , waxaana horyaala ajandayaal dhowr ah oo muhiim u […]

dagaal

Ciidamada Danab oo hawgalo kasameeyey Wadada isku xirta Muqdisho iyo Wala weyn

30th March 2019 admin 0

Howlgalkaan oo lagu xaqiijiniyay Amniga Wadada dheer ee xirrisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Wala weyne ee Gobalka Shabeelada Hoose ayaa Ciidamada komaadooska ee Xoogga dalka […]

jeesow

Daawo:Shirweynaha Beelaha Jubooyinka Iyo Gedo Qodobo looga soo horjeedo Axmed madoobe laga soosaaray

30th March 2019 admin 0

Shirweynaha Wada-tashiga Isbadal Doonka Beelaha Jubooyinka Iyo Gobalka Gedo oo gaaraya 16 Beelood Ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay xildhibaano katirsan […]

axmed

Daawo:Somaliland oo Qiratay in Somaliya hawada uga adkaatay

29th March 2019 admin 0
axmedmadoobe

Top News:Axmed madoobe oo dalbaday 5 Milyan iyo Dowlada oo ka hortimid Dalabkiisa

29th March 2019 admin 0

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa sheegayaan wada hadaladii usocday Hogaamiyaha Jubbalaland axmed Madoobe iyo dowlada Somaliya inay galeen meelo Xasaasiya. Hogaamiyaha Jubbaland […]

masjid

Daawo:Masjid laga Hirgaliyey Magaalada Hargaysa

29th March 2019 admin 0
bayle

Sawiro:Wasiir Bayle oo kormeeray goobaha ay ka socdaan Diiwaan gelinta Ciidamada Somaliya

29th March 2019 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socdaan Diiwaan gelinta Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, si […]

deni

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Degmada Waaciye

29th March 2019 admin 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay Maamulka degmada Waaciye iyo odayaasha dhaqanka degmadaasi.

Posts pagination

« 1 2 3 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes