Daawo:Madaxwaynaha Deni oo Qaabilay Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya.

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.