Top News: Facebook oo Cilad Farsamo awgeed aan shaqaynayn

facebook

Barta ugu wayn ee Bulshada ku kulanta ee loo yaqaano Facebook ayaa waxaa soo gashay Cilad taas oo aan suurta gal ahayn in Macaamiisha iyo gacansatada ay isticmaalaan, waxaana Facebook la’aan ku dhacaday Malaayin qof oo isticmaalaysay Facebook. gaar ahaan Qaar kamida yrurb iyo America.

Waxaana la ogayn goorta uu soo noqonaya balse Maamulka Facebook ayaa sheegay inay hawada kusoo noqonayaan Sida ugu dhaqasaha Badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.