Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

No Image

Madaxweynaha ummada Somaliyeed ayaa dalka dib ugu soo laabtay

25th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub […]

axmedmadoobe

Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo beenisey eedeyn loo soo jeediyey

25th February 2019 admin 0
No Image

Muuqaal:Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo Xukuno Ku Riddey Eedaysanayaal Dil Loo Haystay

25th February 2019 admin 0

Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuum Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud, dilkaasi oo ka dhacay degmada Mahadeey ee Gobalka Shabeelada Dhexe 26-11-2018. […]

muusa

Daawo:Muuse Biixi oo xabsiga kasii Daayey Abwaan Abees

25th February 2019 admin 0

Madaxwaynaha Puntland oo garoowe uga qayb galay shirka Qurbajoogta

25th February 2019 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Caasimadda Garowe kaga qayb galay shir Sanadeedka Qurba Joogta Puntland kaas oo inta badan looga hadlo […]

Haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga

25th February 2019 admin 0

Haweenka ku jira Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta safar ku saleysan aqoon isweydaarsi ugu ambabaxay dalka Turkiga. Haweenka Xildhibaanada ee u ambabaxay dalka […]

diyarad

Kooxda argagixisada Shabab oo lagu laayey hiiraan

25th February 2019 admin 0

Duqeymo qasaaro geystay ayaa Maleeshiyaadka Al Shabaab lagula eegtay qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya. Wariye Cabdiwali Xasan Jimcaale oo ku sugan Gobolka […]

dolow

Maamulka iyo bulshada degmada Doolow oo olole nadaafadeed ballaaran ka sameeyey xaafadaha

25th February 2019 admin 0
rashin

Muuqaal:Maamulka Gobolka Banaadir Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyey Dadka Danta Yar Ee Wadajir Iyo Dharkeenley

25th February 2019 admin 0
No Image

Wasiirka Caafimaadka Somaliya ayaa ka qeyb gashay sagootin loo sameeyey Madaxii Hay’adda WHO ee Soomaaliya

25th February 2019 admin 0

Munaasabad lagu sagootinayay madaxii Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO u qaabilsanaa Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda […]

No Image

Khayre oo guddoomiyay shirarka tubaha Dhaqaalaha iyo amniga

24th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirarka tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo amniga iyo caddaaladda oo looga hadlay sameynta […]

nissa

Daaw:Maamulka Degmada iyo Golaha Odayaasha oo Bogaadiyay Ciidanka Nabadsugida Qaranka ee NISSA ee xasiliyay Caabudwaaq

24th February 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxweyne Deni oo Garowe ku Qaabilay Safiirka Somaliya ee Sweden

24th February 2019 admin 0
muusa

Madaxwayne Muuse Biixi ayaa Ka Hadlay Waxyaabihii ay ka Wada Hadleen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

24th February 2019 admin 0
galjuba

Daawo:Shirwaynihii Jaaliyada Galjuba ee London iyo Xildhibaano ka qayb galay

24th February 2019 admin 0

Magaalada London ee Casumada Dalka Ingiriiska waxaa kadhacay Shirwaynihii Sanad laha ahaa ee Jaaliyada Galjuba waxaana lagu casumay Xildhibaanao kamida Dowlada Federaalka ah ee iyo […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes