Jigjiga:Khilaaf soo kala dhexgalay madaxda ugu saraysa Degaanka Soomaalida

mustafe

Wararka ka imaanaya magaalada JigJiga ee Xarunta Maamulka Deegaanka Soomaalida Ayaa wacuu sheegayaa inuu jiro qal qal siyaasadeed oo u dhaxeeya madaxda ugu sareysa Deegaanka Soomaalida.

Khilaafkaan ayaa waxaa uu udhaxeeyaa Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustaf Cagjar iyo Wasiitka Maaliyada Itoobiyaba ahna Guddomiyaha Xisbiga Shacabka Soomalida Axmed Godane.

Labada Masuul ayaa isku afgaran waayey isbadalka cusub ee uu wado madaxwayne cagjar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.