Daawo:3 Xildhibaan oo sheegay in kooxda qaran dumis ku been abuurteen

Xildhibaanada kala ah Maxamed Aadan Xuseen daqare, Sayid Calli Cabdiqaadir iyo Fiidow Deerow Isaaq oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa sheegay in laga Been abuurtay, dowlada waxuu kacodsaday in dadkii been abuurka sameeyey inay sharciga lahorgeeyo talaabada ku haboona laga qaado.

Xildhibaano kale oo kamida Barlamaanka Soomaliya ayaa sidoo kale warsaxafadeed ay qabteen ku sheegeen in laga Been abuurtay, Mooshinkaan Madaxwaynaha Soomaliya laga Keenay ayaa u eg mid Fashil ku yimid Madaama Xildhibaanadii la sheegay inay mooshinka keeneen ay sheegeen in lagu beer abuurtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.