Daawo:Bulshada Doolow oo ka Tacsiyeesay Nabadoon Dhaqane Qaasim

qaasim

Xildhibaano iyo Odayaal dhaqameed ku sugan Magaalada Dooloow ee Gobalka Gedo ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin kaaso oo kooxda Argagixisada Shabab ku dileen Gudaha Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, waxayna ilaahay uga Baryeen in dambigiisa dhaaf eheladii uu ka dhintayna Samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.