Sawiro:Ra’iisawasare Khayre, Gudoomiye Mursal iyo wasiir Hilaal oo isbitaalka ku Booqday Xildhibaan Booroow

Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,,Wasiir kuxigeenka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta Maxamuud Cabdiqaadir Hillal, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim (Muudeey) iyo xubno ka tirsan labada golle ee dowladda ayaa Isbitaalka digfeer ku booqday Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud (Booroow) oo xalay ku dhaawacmay qarax loogu xeray gaarigiisa.

Masuuliyiintaan ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiir Isbitaalka oo ku saabsan dhaawaca Xildhibaaka, waxayna ayaa Alle ugu baryay inuu caafimaad dag daga siiyo.

khayre

khayre
khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.