Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2018

xasan

Daawo:Madaxwaynihii Hore ee Fashilmay oo ka naxsaday shacabka Somaliyeed kadib markuu kudhawaaqay

30th September 2018 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Fashilmay Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta waxuu ka naxsaday shacabka Soomaliyeed asagoo loo doortay guddoomiye KMG ah ee Isbaheysiga UPD [Union of […]

No Image

Daawo:Musharaxa Madaxweynaha Puntland Abdi Farah Juxa oo Soomaalida Columbus la Kulmay

30th September 2018 admin 0

Musharaxa Madaxweynaha Puntland ee 2019 Abdi Farah Juxa oo maalamahan ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa xalay la hadlay Soomaalida Columbus Ohio Musharax Juxa waxaa soo […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo dowlada Soomaliya wadahadal ka dalbaday

30th September 2018 admin 0

Shir aan caadi ahayn oo Golaha Xukuumada Jubbaland ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta shir Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaana looga hadlay Xaaladaha […]

No Image

Muuse Biixi oo xilka ka qaaday Guddomiyihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye

30th September 2018 admin 0
janan

Dhageyso:wasiir Janan oo ka hadli waayey dhibka shacabka Gedo ayaa eedayn usoo jiidiyey Jubaland iyo Dowlda Somaliya

30th September 2018 admin 0

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi rashiid Xasan “”Janan”” ayaa Dowladda Federaalka iyo Mamulkajubbaland ku eedeeyey inaysan ka warqabin xaaladaha ka jira dalka. Waxa uu […]

cabdicasiis

Daawo:Dowladda Soomaliya ayaa Amar kubixisay in Suuqa Kaluunka loo Furo Kaluumaystada

30th September 2018 admin 0

Dowladda Soomaliya ayaa dag dag uga Jawaabtay Banaanbaxyo sadaxdii Maalmood ee lasoo Dhaafay ka soconayay Magaalada muqdisho kuwaas oo dalbanaayey in loo furo suuqa Kaluunka […]

No Image

Qowmiyada Oramada ee Ku Nool Bosaso Oo Beeniyay In Wax Dhib Ah Loo Gaystay.

30th September 2018 admin 0
axmed madoobe

Top News:Axmed Madoobe oo sheegay inuu diyaar u yahay wadahadalo uu lagalo Dowlada Federaalka

30th September 2018 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa waxuu sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadadhadalo aan sharuud ku xirnayn inuu la galo dowlada Federaalka Soomaliyeed si loo […]

puntland

Daawo: Puntland oo sheegtay inay casriyeynayso hanaanka maaliyadda

30th September 2018 admin 0
wasiir

Wax ka ogow Khudbaddii Wasiir Cawad ka jeediyey Qaramada Midoobay

30th September 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa […]

itoobiya

Ciidamadda Itoobiya iyo Kuwaa Soomaliya Ayaa La Wareegay Deegaano ay Haysteen ururka Alshabaab

30th September 2018 admin 0

Ciidamadda Itoobiya ee kusuganaa Magaalada Hiiraan oo waheliyaan Ciidamada Xooga dalka Soomaliya Ayaa La Wareegay Deegaano ay Haysteen ururka Alshabaab kuwaas oo kamid yihiin Deegaan […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo loogu baaqay inuu waxka qabto Nadaafad darada Kajirta Kismaayo

30th September 2018 admin 0

Shacabka Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland ee kismaayo ayaa waxay ugu baaqeen Hogaamiyaha jubbaland Axmed Madoobe inuu wax ka qabto nadaafad darada kajirta […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire oo Hadal Xasaasi ah ka hor jeediyay Golaha Shacabka

30th September 2018 admin 0

Kullanka Guud ee munayaasha Golaha Shacabka oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa waxay kaga hadleen […]

yariisow

Wax Ka Ogow Kulankii dhexmaray Yariisow iyo Gudiga Xuduudaha

29th September 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha ay Caasimaddu leedahay. Duqa […]

afmadow

MaKtabada Garbahaaray oo 100 Buug ugu deeqday Maktabada Afmadoow

29th September 2018 admin 0

Maktabadda guud ee Garbahaarrey waxay bogaadinaysaa yagleelida Maktabadda guud ee Dagmada Af-madow, taas oo noqonaysa Maktabaddii seddaxaad ee laga sameeyo deegaanada Jubbaland. Maktabadda Guud ee […]

Posts pagination

1 2 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes