Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2018

No Image

Daawo:Magaalada caabudwaaq waxaa ka ambabxay Xujay usocota gudashada Xajka

2nd August 2018 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa Maanta ka Ambabaxay Xujay tiara badan kuwaas oo usocday Gudashada Xajka, Xujaydaan ayaa waxay ka dhoofeen Garoonka Diyaaradaha Degmada […]

coldon

Muuqaal:Cabdimalik Muuuse Coldoon oo sheegay in Xarig lala Damacsan yahay

2nd August 2018 admin 0

Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon ayaa waxaa uu warsaxafadeed ku qabtay Magaalada Burco waxuu kaga Hadlay in Xukuumada Muuse Biixi ay doonayso inay xirto, waxuuna sheegay […]

No Image

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey Shirka Wadajir ah ee Golaha Wasiiradda Soomaliya iyo Puntland

2nd August 2018 admin 0

Shirkaan wadajirka ah ee ay maanta Magaaladda Garoowe ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda dowlad Goboleedka puntland, ayaa looga hadlayey xoojinta […]

No Image

Daawo:Horjoogayaal KaTtirsan Daacish oo Xukun Lagu Riday

2nd August 2018 admin 0
No Image

Shirkii Gololaha wasiirada soomaliya ayaa hada ka Furmay Magaalada Garoowe

2nd August 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Garoobe ee xarunta Maamulka Puntland ka furmay Shirkiii golaha wasiirada Soomaliya kaas oo shir gudoominaayo Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre kaas oo Maalmihii […]

wasiir

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Booqday Xaafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Garoowe

2nd August 2018 admin 0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abukar Islow ayaa booqday xarunta laanta 6-aad Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgasha magaalada Garoowe. Wasiirka ayaa kormeer ku […]

Daacish

Maxkamada Ciidamada ayaa Xukun dheer ku ridday labo eedeysane oo ka tirsanaa Daacish

2nd August 2018 admin 0

Dhowr fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin oo ah […]

No Image

Muuqaal:Ra’iisul wasaare Khayre ayaa ku booqday Hoyga Sanatar Faroole

2nd August 2018 admin 0
No Image

Daawo:Musharaxa Madaxtinimada Jubaland ayaa si kulul uga hadlay dhibaatada kenya ka gaysatay gobolka Gedo

2nd August 2018 admin 0

Dowlada Kenya Ayaa mudooyinkaan dambe waxay kawaday Gobolka Gedo Dilal, Dhac, buurburin Hanti dadwayne iyo Kufsi Taas oo maamulka Jubbaland iyo dowlada Soomaliaya Ka gaabiyeen […]

hilal

Akhriso:Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaare ku xiggeenka XFS oo gaaray Magaaladda Garoowe

2nd August 2018 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xiggeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta ka ambabaxay magaaladda Muqdisho, ayaa gaaray Xarunta Dowlad goboleedka […]

qarax

Daawo:Qarax Ka Dhacay Buuhoodle Oo Dhimasho Sababay

1st August 2018 admin 0

Qarax sababay dhimasho ayaa waxauu ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer kaas oo ahaa mid lagu xiray Gaari ay saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka […]

No Image

Muuqaal:Madaxweynaha Hirshabeele Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jawhar

1st August 2018 admin 0
gulled

Muuqaal:Wafti wasiiro ah oo Hogaaminaayo Ra’iisalwasare kuxigeenka soomaliya ayaa garay Garoowe

1st August 2018 admin 0

Wafti uu hogaaminaayo Ra’iisalwasare kuxigeenka Soomaliya Mudane Mahdi Guuleed ayaa waxaay soo gaareen Magaalada Garoowe halkaas oo uu ka furmi doono maalinta Bari ah oo […]

cabdishire

Dhageso:Xildhibaan Cabdi Shire ayaa aad uga dhiidhiyay xadgudubyada ciidamada Kenya ay ku hayaan shacabka gobolka Gedo.

1st August 2018 admin 0

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac “ Ciyaar Jecel “ oo ka mid ah guddiga adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo la hadlay warhaabinta Kalfadhi ayaa sheegay […]

deg

Waxgaradka gobolka Gedo ayaa oo soo dhaweeyey Cabaareyntii loo Jeedeyey Dowlada Kenya

1st August 2018 admin 0

Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Gedo sida degmooyinka Baladxaawo, Garbahaaray, Doolow, Luuq, Baardheere iyo Ceelwaaq oo lasoo xariiray Warbaahinta Gedotimes ayaa waxay soo dhaweeyeen Hadalkii ay […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes