Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

No Image

Ciidamada Amaanka Oo Howlgallo dad lagu soo qabtay Ka Sameeyay Muqdisho

23rd June 2018 admin 0

Ciidamada ammaanka ee dowladdda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Waabari ee gobolka Banaadir. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa yimid, […]

No Image

Xaflad Lagu Dhiiragalinyay Ganacsade Xuseen Dhuubow Ayaa muqdisho lagu Qabtay

23rd June 2018 admin 0
garbo

Daawo:Gudoomiyaha Degmada Garbahaarey oo Meel Fagaare ah kala Hadlay Shacabka Degmadaasi

23rd June 2018 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

23rd June 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu ka soo qayb galay shirkii Oslo Forum ee […]

masjid

Culumada Balawayne oo Codsaday in laga qayb qaato dhusmo masjid ku burburay Fatahada

23rd June 2018 admin 0
golis

Daawo:Xildhibaano Ka Horymid in shirkada Golis Kaligeed loo xiro Internet Puntland

22nd June 2018 admin 0

Shirkii Golaha wasiirda Puntland ayaa laysku raacay in Shirkada Isgaarsiinta Golis Kali looga dhigo Adeega Internetka Fiber Optic taasna waxaa ka horyimid qaar kamida xildhibaanada […]

muuse

Mulkiilaha Wargeyska Waaberi Oo Ka Hadlay Sababta Muuse Biii uxiray Wergayska

22nd June 2018 admin 0
No Image

Daawo:Qaabkii Dilka Loogu Fuliyey Sadex Askari Oo Horey Dil Ooga Geysatey Magaalada Kismaayo .

22nd June 2018 admin 0
rashin

Daawo:Deeq Raashina oo lagaarsiiyey Deeganadii dabaysha waxyeelaysay

22nd June 2018 admin 0
No Image

Sawiro:Maxkamada Ciidamada Kismaayo Ayaa Dil ku fulisay Sadex Nin oo dad Horay Udilay

22nd June 2018 admin 0

Wararka Naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku Meel Gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka […]

dalxa

Xildhibaan Dalxa oo ka qeyb galay xaflada xiritaanka Tar. Cilmiyeedka Bisha Ramadaan

22nd June 2018 admin 0
yariisow

Muuqaal:Injineerro ka socda dalka Turkiga ayaa booqdey xarunta Bisha Cas dowladda Hoose ee Muqdisho

22nd June 2018 admin 0

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiikiisa ku qaabilay khubaro iyo Injineero ka socday dalka Turkiga, waxana uu […]

No Image

Daawo:Maxkamada Ciidamada Jubbaland oo mar kale Xukun dila Kuriday Nin

22nd June 2018 admin 0

Maxkamada Ciidmada Jubbland ayaa waxay ufariisatay dacwad lo haystay Cabdirishiid Xasan axmed oo dil  u gaystay Allaha Unaxariisto Maxamed Cabdullahi Xirsi, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Jubbaland […]

mursal

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo manta kulan yeeshay

22nd June 2018 admin 0

Kulanka Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka Baarlamaanka JFS oo uu shir guddoominayay ku-simaha madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal […]

farmaajo

Daawo:Soomaliya oo gaartay heer ay Dalal afrikaan ah dhex dhexaadiso

22nd June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Hogaamiyaasha Koonfurta Suudaan inay nabadda fursad siiyaan xili uu magaalada Addis-Ababa uga qeybgalyey Shirka […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes