Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

rashin

Daawo:Hayadda Al raxma ayaa maanta deeq raashin ah u qeybisay dadka danta yare kunool magaalada Caabudwaq

3rd June 2018 admin 0
wasiir

Wasaaradda Maaliyadda Somaliya ayaa maanta la wareegtay dakhligii ay aruurisay wasaaradda cadaalada

3rd June 2018 admin 0
No Image

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta Muqdisho ka furay tartan Qur’aanka Kariimka ah

3rd June 2018 admin 0
No Image

Daawo:Raysawsaare Khayre ayaa Caawa la afuray dhalinyarada Maxaabiista ku ahaa Liibiya

2nd June 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan Afur iyo soo dhaweyn ah la qaatay dhallinyaro Soomaaliyedd oo maxaabiis ku ahaa […]

No Image

Axmed Madoobe oo Fashil kala kulmay Nairobi ayaa kismaayo oo Madaxtooyadii laysku laayey kusoo laabtay

2nd June 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland, Axmed […]

No Image

Daawo:Xildhibaan ku eedeyey Ciidamada Kenya inay Imman Majid Gurigiisi kala baxeen Liboi oo ka tirsan Garissa

2nd June 2018 admin 0

Xildhibaan Maxamed Daahiye Ducaale ayaa ka hadlay imaam Masaajid oo ay ciidamada ammaanka Kenya ka kaxeysteen Deegaanka Liboi oo ka tirsan Garissa.

gulled

Ra’iisul Wasaare Xigeenka soomaaliya ayaa Xariga Ka Jarey Mashruuc Lagu Hagaajinaayo Nadaafada Caasimada muqdisho.

2nd June 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar iyo Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka […]

No Image

Daawo:Taliyaha Xoogga Dalka Soomaliya oo digniin udiray ciidamada Amar La’aanta

2nd June 2018 admin 0

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod ayaa ka digay in ay Magaalada hub ku dhex wataan ciidamada aan ka mid aheyn kuwa xasilinta […]

puntland

Daawo:Puntland oo sheegtay Shabaab iyo Somaliland wado Socda inay soo weerareen

2nd June 2018 admin 0

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay weerarkii xalay lagu qaaday ciidamada Badda Puntland ee […]

rashin

Dowladda Jabuuti Oo Deeq Gaarsiisay Gobaladda Awdal & Salal

2nd June 2018 admin 0
wasiir

Wasiirka Warfaafinta oo maanta xilkiisa loo dhaariyay ayaa laga filayaa inuu idacada VOA kajoojiyo Waxbaahinta qaranka”Sawiro”

2nd June 2018 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daahir […]

xaaf

Dhagayso:Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Sheegtay inaan xaaf laga yeelayn Mudo kororsi

2nd June 2018 admin 0

Xildhibaan Farxiyo Xasan Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegtay in qodobka ugu weyn ee dhaliyey khilaafka Galmudug uu yahay in Madaxweyne Xaaf uu […]

No Image

Daawo+Sawiro:Aaskii Nabadoon Faarax nuure Xuubey ayaa ka dhacay Caabudwaaq

2nd June 2018 admin 0

Allaha Unaxriistee waxaa Magaalada Caabudwaaq Maanta lagu aasay Nabadoon Faarax nuure Xuubey oo ka mid ahaa Nabadoonada Soomaliyeed oo ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq, aaska Nabadoon […]

mareeye

Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in lasamaynayo tayada Badeecadaha

2nd June 2018 admin 0
wasiir

Muqdisho:Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa kulan afurin ah u sameeyey qaar kamid ah safiirada

2nd June 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 22 23 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes