Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

wsiir

Shir looga hadlaayo Amniga oo Garowe ka furmaya.

25th April 2018 admin 0

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka urmaya shir looga hadlayo amaanka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa ka qayb galayaa Wasiir ku xigeenka amaanka […]

qamro

205 Dhalo oo Khamri ah ayaa Lagu Qabtay Dagmada Widh Widh

25th April 2018 admin 0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Nin Miino aasayey

25th April 2018 admin 0
golaha

Daawo:Magacyada 11 Musharax ee isu diiwaangelisay Dorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya

24th April 2018 admin 0

Gudiga Doorashada Gudoonka shacabka Soomaliyeed ayaa soo gaba gabeeyey qabashada Araajida Gudoobka shacabka waxayna ku dhawaaqeen 11 musharax ee utartamaysa qabashada gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaliya.

wabi

Wabiga Shabeele Fatahay & Dadkii Oo Ka Qaxay Baladwayne

24th April 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Baladwayne ka socota qax balaaran oo dad waynaha Magaalada Baladwayne ka qaxayaan biyaha wabiga kaas oo ku fatahay Magaalada Baladwayne, dadkaan ka qaxay […]

No Image

Maqaal :Doorasho qof & cod ah ma qabsoomi karta ? W/Q : Ibrahim Abdishakur Ali-Mire

24th April 2018 admin 0

Dal kaste oo qaadato nidaamka dimuqraadiga waxa ka qabsoonto doorasho shacabka wadankaasi ay doortan shaqsiga ay u arkaan in dalkaasi uu hogaamin karo. Noocyada doorasho […]

muuse

Daawo:Diyaarado Itoobiyaan ah oo dad Kudhaawacay Burco iyo Maamulka Muuse Biixi oo aan Ka hadlin

24th April 2018 admin 0

Xaafado kamida Magaalada Burco ayaa waxaa Ku soo dhacaaya Xabado aan la aqoon cida ridaysa kuwaas oo dhaawac u gaystay qaar kamida dadka Dagan Xaafada […]

qamro

Khamri Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Magaalada Kismaayo

24th April 2018 admin 0
No Image

Maamulka Hirshabeele ayaa Beeniyey inay Magacaabeen Gudoomiyaha Maaliyeed ee Hiiraan

24th April 2018 admin 0
shakur

Dhagesyo:Cabdirixman Cabdishakuur oo Kenya Foolxuma kala Kulmay

24th April 2018 admin 0

Amar kasoo baxay Dowladda Kenya ayaa lagu joojiyay Xafladii Xisbiga Wadajir ee uu iska Lee yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xafladda ayaa ka dhici laheyd Howlka […]

lacag

Daawo:Dowlada Koonfur Africa ayaa lacag dhan Shan boqol Kun doolarka Mareykanka ah ugu Deeqda Soomaalia

24th April 2018 admin 0
No Image

Ciidamada Danab oo Lagu wareejiyey Xeradii Imaaradka ka Guureen ee Muqdisho

24th April 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Somalida, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab oo […]

wasiir

Wasiirkii Gaashaandhiga Soomaliya oo is casilay isuna sharaxay Guddoomiyaha Baarlamaanka

24th April 2018 admin 0

Wasiirkii Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Maanta iska casilay xilkii Wasiirnimo isaga oo isku soo sharaxay xilka guddoomiyaha Golaah Shacabka Soomaaliya. Wasiirkii […]

moorgan

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Jeneraal Morgan ayaa lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo

24th April 2018 admin 0

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga ee Dowladii Dhexe ee Soomalioya Jeneraal Maxamed saciid Moorgan ahna Musharaxa Madaxwaynaha Puntland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaada Gaalkacyo, Waxaana […]

No Image

Madaxweynaha Hirshabelle oo Ku xaniban Baladwayne Ayaa kulan la Qaatay Xubno ka Tirsan QM

24th April 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes