Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya Oo Balanqaad U sameeyey Shacabka Soomaliyeed

26th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo […]

kismayo

Wafti ka kala Socday Xafiiska Madaxwaynaha, Raysawasaraha iyo Unka ayaa gaaray Magaalada Kismaayo

26th September 2017 admin 0
shari

Daawo:Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo kasoo Horjestey Go’aankii Shariif Xasan una sheegay inuu xilka waayayo

25th September 2017 admin 0

Xildhibanada kaso Jeeda koonfur galbeed oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa digniin udiray Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed shariif Xasan iyagoo sheegay inuu ku xad […]

jiijiile

Nin Ku siray Wax kuu Sheeg..? W/Q Abdiqaadir Jiijiile

25th September 2017 admin 0

Madaxweyne Kamid Ah kuwa Maamul Goboleedyada Dalka Ayaa Habeen Ka Hor ila Wadaagey Xog Qarsoon oo Ah in Axmed Madoobe Qeyb Ka ahaa Madaxda Lacgta […]

sak

Daawo:Xildhibaan Zakariya oo kawarbixiyey Mooshinka ay ka keeneen safiirka Imaaradka Carabta u jooga Soomaliya

25th September 2017 admin 0

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa loo gudbiyay mooshin ka dhan ah fara-gelinta uu Emirate-ka Carabta ku hayo Somaliya, Mooshinka loo gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka […]

No Image

wasaarada arimaha dibada oo safiiro ku amartay inay dalka dib ugu soo laabtaan

25th September 2017 admin 0

Wasaarada Arimaha Debadda Soomaaliy ayaa Siddeed “8” Safiir Ku amartay in dalka dib ay ugu soo laabtaan mudo 30 Sodon cisho gudahood, waxaana ay imaan […]

xaaf

Maqal iyo Muuqaal:Dowlada somaliland oo Beenisey Hadalkii Madaxwayne xaaf ee ahaa in Dowlada Somaliya xanibtay

25th September 2017 admin 0

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geele Xaaf ayaa sheegay shalay in safarkiisa ay carqaladeysay dowladda Federaalka Soomaliya, Waxa uu sheegay in loo diiday in Diyaaradii kasoo […]

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo-wadaag ah la yeeshay qaar ka mid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah

25th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo […]

War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo Hakiyay Kulan uu yeelan lahaa Baarlamaanka Galmudug

25th September 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu Hakiyay Kulan ay yeelan lahaayeen […]

Maleeshiyaad hubeysan oo ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku dagaalamaya miyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug

25th September 2017 admin 0

Colaada miyiga Gaalkacyo oo horey heshiis looga gaaray ayaa waxaad moodaa in hada ay soo cusboonaatay, waxaana Todobaadyadii la soo dhaafay dhacayay Dagaalo u dhaxeeya […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay doorashadda Angela Merkel

25th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel taasoo markii Afraad ku guuleysatay doorashadda. ” Hambalyo Angela […]

wabi

Wabiga Shabelle oo Fatahaad ka sameeyay Gobolka Shabellaha Dhexe

25th September 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Qeybo ka mida Gobolka Hiiraan Ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Shabelle ee […]

Cabsi soo kala dhex gashay Al-shabaab iyo Ajaanibta la joogta

25th September 2017 admin 0

Warbaahinta Kenya ayaa daabacday in Cabsi Badan ay soo wajahday Dagaalamyaasha Shisheeye ee la safan Al-shabab kadib markii Sadax Muwaadin oo Kenya ay Al-shabaab Qoorta […]

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo Mooshin ka wada Imaaraadka Carabta

25th September 2017 admin 0

Qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wada Mooshin la Xariira Faragelin ay sheegeen in Dowladda Imaaraadka Carabta ay ku hayso Dalka. Wararka ayaa […]

No Image

Dowlada Turkiga ayaa ugu deeqday dowlada Soomaliya 20 tan cunta ah oo loogu talagalay Abaaraha

25th September 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes