Dhageyso:Dowlada soomaliya oo Saldhig way ka qabsatey Alshabaab

canood

Ciidmada Dowlada Soomaliya ayaa Lawareegay Saldhig ay ku laayeen duleedka Califood dheele Kooxda Alshabab saana waxaa sheegay Amaan duulaha ciidanka xooga Dalka Soomaliyeed Genraal Cali Cabdulaahi Caanood.
Audio Player

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.