Maqal iyo muuqaal:Balanbal Dad Xoolihii ka dhamaadeen oo soo gaaray Degmadaas

abaar

Dagmada Balan Bal ee Gobolka Gaduud ayaa waxaa soo gaarey dad xoolihii ka dhameysey abaar xun ee kajirta Soomaliya, dadkaan ayaa aad ugu baahan gurmad deg dega sida Biyo iyo cunto.
Audio Player


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.