Wasiirkii Maaliyadda Galmudug oo maanta iscasilay 14th September 2016 admin Wararka Maanta 8 Wasiirkii Maaliyadda Dowlad Goboleedka Galmudug Cali-saciid Cumar Ibraahim ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii uu ka hayay Galmudug oo ahaa Wasiirka Maaliyadda Galmudug. Share this: Click to share on X (Opens in new window) X Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp SOMALIAWararka Maanta
Leave a Reply