Portugal oo Kuguulaysatey Koobka Yurub 11th July 2016 admin Sports, Wararka Maanta 0 Wadanka Portugal ayaa kaga guulaysatey wadanka France 1 goal, Ciyaartaan ayaa 90 daqiiqo ee hore laysmari waayey kadib waxaa laysla dheelay daqiiqado dheeri ah taasoo guushii ku raacday dalka Portugal. Share this: Click to share on X (Opens in new window) X Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp SOMALIAWararka Maanta
Leave a Reply