Balanbal: Waxaa Siwayn Looga Ciiday degmada Balanabal Masawiro

Waxaa maantoo arbaca ahayd maalintii ciidul fitriga taasoo islaamkoo dhan laga ciiday gaar ahaan Soomaaliya, magaalooyinka laga ciidan waxaa kamida degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud shackeedu dhamaantood wadab ciidan iyakoo ku ciidan nabad iyo barwaaqo iyakoo salaadii lagu tukadey barxada wayn ee degmada Balanbal gudoomiyaha Degmada Jaamc xayle ayaa shacabka kula hadlay nabad iyo horumarna urajeeeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.