Wararka
- Waare ayaa ku baaqay ciidamada Burdi kusoo noqdaan Hirshabeele
- Daawo:Wasiirka warfaafintaSomaliya ayaa ka qaybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo
- Kismaayo:Ururka RJA oo Cambaareeyey Dhalinyaro Xarig Sharci Daro ah Lagula Kacay
- Akhriso:Dowlada Somaliya iyo maamul Goboleedka Somaliland oo Xirir Dhaw yeelanaya
- Daawo:Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa Xilkiisi la wareegay Qarjab
Wasiirada Arimaha dibada Soomaliya Itoobiya iyo eratariya ayaa Warsafadeed Mardhow Muqdisho ku qabanaya
- Updated: 17th October 2018

Wasiiradda arrimaha dibedda dalalka Geeska Afrika gaar ahan Somaliya, Itoobiya< eratariya ayaa mardhow waxay Shir Jaraa'id kuqabanayaan Magaalada Muqdisho kadib kulan aya Saacado qaatay oo ku lahaayeen Magaalada Muqdisho Caasumada Somaliya.Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ay kusoo dhaweeyeen Garoonka Aadan Cadde.Wararkeena dambe kala socda Shirkaas Jaraa'id ee ay isla qabanayaan Wasiirada Geeska Africa.