Daawo:Ganacsade Cabdixoosh oo eedeyn dusha uga Tuuray Deni iyo Xildhibaanada Fowdaynaya Kismaayo

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa waxuu eedeyn dusha uga tuuray Madaxwayanaha Puntland Siciiid Cabdulaahi Deni iyo Xildhibaanada Fowdada kawada Kismaayo oo uu ka mid yahay Fiqi, Fartaag.

Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa waxuu sheegay inuu Deni ku fashilmay Hogaanka Puntland iyo sidii Puntland Amni iyo horumar u heli lahayd, dhanka kale cabdi Xoosh ayaa waxuu ka hadlay Xildhibaanada Kismaayo u aaday sidii dhibaato uga abuuri lahaayeen waxuuna Ummada Soomaliyeed ugu baaqay in layska qabto qaani wadamiinta Axmed madoobe ugu horeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.