Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2025

muqtaar

Muqtaar Roobow “Aniga Fikirkii AS mar hore ayaan ka Towbad keenay ee Sacbiya

8th February 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Muqtaar Roobow oo ka qayb galay kulan looga hadlaayey Alshabaab ayaa dhankiisa adkeeyey in aan marnaba la aqbalayn in […]

Axmedmadoobe

Daawo:Wasiir Fartaag oo Madaxwaynihiisi hore ku Tilmaamay Shabaab Dambiile ah

8th February 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka hadlay xaalada jubbaland gaarbahaan Axmed Madoobe Wasiir Gartaag ayaa sheegay Axmed Madoobe […]

xasansheekh

Akhriso:Madaxwayne Xasan oo War Kasoo Saaray Dagaalka Puntland Kula Jirto Daacish

6th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka dhanka ah argagixisada Daacish […]

deni

Daawo:Deni “Puntland xaalad adag ayay kujirtaa oo ay kali ku tahay Qurba joogta puntland shirarka joojiya ee Ficul kubadala“

6th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda, Calmiskaad ee […]

xaj

Daawo:Hadaad Ogayd Qabrida oo Isbaaro Loo dhigto Hadana Xajkii ayaa Isbaaro loo Dhigtay

6th February 2025 admin 0

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadlay iis hor istaag shirkadi ku sameysay dad shacaba oo u dhoofayey dalka Sacuudiga si usoo gutaan acmaasha cimrada. […]

shariif

Sheekh Shariif oo Bagaadiyey Guulaha Puntland ka Gaartay Dagaalka Lagula Jiro Daacish

6th February 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyey guulaha Ciidamada Puntland ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan Kooxda Daacish. Shariif ayaa yiri”Waxaan boggaadinayaa […]

Qoor

Daawo:Qoorqor oo Ka qayb Galay Quraan Aqris Loo Sameeyey Allaha Unaxariistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.

5th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay munaasabad duco iyo quraan aqris ah oo loo sameeyay Allaha u raxmadee Ugaas Cabdi-Daahir […]

aqalka sare

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa meelmariyay ajandayaasha Golaha

5th February 2025 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa […]

laftagareen

Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa Saxiixay Shrciga Naafada Koonfur Galbeed

4th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Shrciga Naafada Koonfur Galbeed oo ay Diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed. Wasiirka Haweenka […]

xasansheekh

Akhriso:Xeerka Cusub ee Shaqaalaha Soomaaliya oo Xasan Sheekh Saxiixay

4th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasoo […]

Fartaag

Sawiro:Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Safarka Ku Tagay Dalka Turkiga

4th February 2025 admin 0

Wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Turkiga , kaddib martiqaad […]

Sawiro:Turkiga oi Loo Ogalaaday Inuu Kaluunka Ka Jilaabto Bada Soomaaliya

3rd February 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi ka socda Dowladda Turkiga, […]

Xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Muqdisho Ka Dhagax Dhigay Mall iyo Hotel

2nd February 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay in hirgelinta Hoteelka iyo Moolka casriga ah ee uu maanta dhagax-dhigay uu tusaale […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa Gudoomiyey Kulan Lagu Hormarinayo Caasimada Jowhar

2nd February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Maamulka Gobalka Shabeellada Dhexe iyo kan degmada Jowhar. Kulanka ayaa diirada lagu […]

james

Sawiro:Wasiirka Haweenka oo Isla Sawirray James Swan iyo Wasiirada oo Ku Mashquulsan Sawirada Safiirada

2nd February 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xxarunta wasaaradda kusoo dhoweysay Wakiilka KMG ah ee Xoghayaha guud ee […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes